Wararka

DSC03778

Daawo Xasan Sh Maxmuud oo Muqdisho si ka duwan sidii hore loogu soo dhaweeyey+Maxay tahay sababtu….

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxmud ayaa magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyey saaka subaxnimadii hore,waxana Madaxwaynuhu dib uga soo laabtay dalka Sucuudiga kadib markii uu ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka

LIVE

DEG DEG AH:Muqdisho oo guud ahaan Bandaw ah+Ardogan Madaxwaynaha Turki oo Garoonka Aadan Cade…..

Magaalada Muqdisho Waxaa ka socota Qaban qaabadii ugu waynd ee loo sameeyo Madaxwayne Dalka SOomaaliya yimaad wixii ka danbeeyey burburkii Soomaaliya,waxaan Muqdisho maanta la galiyey

Continue Reading »

Wararka Archives

maqaal
Beesha Absame & Diin Diin ???!!! Maqaal Xiiso Badan Xanbaarsan oo Qoraa Nuxurka noogu sheegay “Akhri halkan”
- Jan 25, 2015
Beesha Absame & Diin Diin ???!!! Horudhac : Sheeko Soomaali ayaa oraneysa waabaa Habar Dugaag u tashatay in Diin Diin oo wagaas Hilib Bisil ahaa ay Barrito ku Duulaan oo Cunaan ??? ...
xaabsade
WAR NAXDIN LEH:Xildhibaan Caan ah oo ku geeriyooday Muqdisho+War ka soo baxay Geeridiisa…..
- Jan 25, 2015
Saaka subaxnimadii hore waxaan Magaalada Muqdisho ka helay warar sheegay in  mid kamid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed ee xarun Muqdisho ku sugan oo dhawaan laga soo celiyey dalka Turkiga oo ku ...
wasa
Ma ogtahay in Xasan Sh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaare CCC ay isticmaalayaan Xeelad Cusub……
- Jan 25, 2015
Wararka aan saaka ka helayno Magaalada Muqdisho ayaa noo xaqiijiyey in Ra'iisulwsaaraha Somaaliya iyo Madaxwayne Xasan Maxamuud ay doonayaan in ay isticmaalaan xeelado ka dwan kuwii hore ee ay ku ...
S
DHEGEYSO Wararkii ugu danbeeyey ee Muqdisho iyo Guud ahaan Soomaaliya+Warar toos ah…..
- Jan 25, 2015
Wararka aan subaxnimada saaka idiin soo gudbinayno ayaa waxaa kamid ah,Dad siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho iyo dhacdoyin xanuun badan oo Muqdisho maanta ka dhacay. HALKAN KA DHEGEYSO CODKA.
xalane1
XOG CUSUB:Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo Lagu helay Lunsasho dhaqaale “Fadeexad Xuseen Cabdi Xalane”
- Jan 24, 2015
Warar aan  si hoose  u heshay ayaa cadaynaya in Xusen Cabdi  Xalane uu guri kale oo qiimihiisu gaarayo 500.000 dolar uu kaga gatay  wadanka marakanka labo bilood ka hor,waxaana soo ...
45
VIDEO:Daawo Cabdi Ilay ma Waali Cusub mise Been Abuur deegaanka lga sameeyey???
- Jan 24, 2015
Muuqaalkan Caawa Waxaan u xulanay caawa in aan so tabin,markii aan araganay sida Muuqaalkani uu uga been sheegaya wax dhabta ah ee ka jira Gobolka uu Cabdi Ilay ka waramayo,waxaan ...
Top-Secret2
TOP NEWS:Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane Aniga ayaa noqonaya Wasiirka Beesha Absame……..
- Jan 24, 2015
Xidhiidh aan goordhaw la samaynaya Magaalada Muqdisho ayaa noo xaqiijinaya in,Siyaasi Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane uu bawdka u fadhiyo sidii uu u badali lahaa Wasiirka Maaliyada ee ku guul daraysay ...
SA
VIDEO:Wal Walka iyo Naxdinta Ganacsatada Soomaaliyeed ee K.Afrika+Muuqaal layaab leh…..
- Jan 24, 2015
Boob kii lagu hayey shacabka Soomaalida iyo guud ahaan ajaanibta ayaa maraya meel adag wuxuuna maalmahan soo gaadhay heerkii ugu xumaa ee Boobka loo gaysto,dadka halkaas lagu boobay iyo Dawlada ...

Next Page »