Guji halkan
Mudane Siyaad Mursal oo ka mid ah masuuliyiinta ku sugan madasha shirka ee Kismaayo ayaan wareeysi la yeelanay. Mudane Mursal ayaa ka hadlay arrimo badan oo muhiim ah oo ay ka mid tahay ciidamadii Gedo ka yimid ee lagu hayo duleedka Kismaayo iyo halka uu marayo hoowsha dhismaha dowlad goboleedka Jubbaland. Dhinaca kale dhacdo ka [...]
Mudane C/Qani Sh Axmed oo ka mid ah wufuuda qurba joogta ee ku sugan Kismaayo si ay qeeybtooda uga qaataan shirka dhameeystirka dowlad goboleedka Jubbaland oo aan la xiriirnay ayaa ka hadlay shaqaaqadii shalay, xaalada amaanka iyo goorta uu furmayo shirka. Mudane C/Qani ayaa sheegay in wax dhib ah uusan magaalada ka jirin sugayaana xaqiijinta [...]
Gudoomiyaha degmada Kismaayo ee magaalo madaxda J/Hoose Sh Axmed Islaam ayaa sheegay in barnaamijka dhameeystirka maamul goboleedka 3da gobal yahay mid dhamaad ku dhow. Sheekh Axmed oo BBCda la hadlay ayaa sheegay in barnaamijkani dhamaad ku dhaw yahay Kismaayana dhawaan soo gaari doonaan ergadii oo ka kala imanaya 3da gobal. Mar uu ka jawaabaya su’aal [...]
Waxaa waayadan soo baxaya isqabqabsi ka dhex taagan kooxda Ahlu-Suna ee Koonfurta Soomaaliya. Kooxda ayaa leh ama ay sheeganayaan hogaankeeda rag kala duwan. Sh. Maxamed Aw-libaax ayaa lagu ogaa hogaanka kooxda ee Koonfurta Soomaaliya isagoo si aad ah ugu hoowlan in ay miro dhasho dhameeystirka maamul u sameeynta labada Jubba iyo Gedo. Waxaase Xamar ka [...]