NEWS IN ENGLISH

ytytytr

TOP VIDEO:Daawo Muuqaal dhalinyarada iyo Hab dhaqanka Cusub

Dhalinyarada Soomaaliyed oo inta badan sawiro dhaqanmada galbeedka ama wadamada kale ee soomaaliya xidhiidh dhaw lahaa ayaa sameeya filimo ka turjumaya sheekooyinka dhacay

Qeybta NEWS IN ENGLISH

JNNMKKMK

Ilyaas Barre Shiil Ciidanka Kenya Dhuxul ma gurmaan mana dhoofiyaan iyo Arimo Xasaasi ah oo uu ka hadalay.

Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo u warmayayey Wariye Najax Maxamed Cali ayaa sheegay in Ciidanka Kenya ayna wax shaqo ah ku lahayn arinta Dhuxusha la

Continue Reading »

NEWS IN ENGLISH Archives

78522
TOP VIDEO:Muuqaal aduunyada ka yaabiyey oo Bogxaaraam soo daysay iyo Muran badan oo ka dhashay…………..
- Nov 10, 2014
Muuqaal ay soo duubeen Kooxda dawladaha Reer Galbeedku ay u yaqaanaan Aragagixisada ee ka jirta dalka Najeeriya ayaa aduunyada ku riday wal wal aad u badan waxaan jira markii muuqaalkan ...
kgjhi
TOP VIDEO:Daawo Khaatumo oo xaflada ku qabtay dalka Bulgimanka oo lagu soo dhaweeyey.
- Nov 5, 2014
Xafladan oo wadank Bulgimanka ay ku lahaayeen ayaa  waxaa ka soo qayb galay boqolaal dadwayne ah kuwaas oo ka soo kala jeeday gobolada dalka Soomaaliya bals ka soo wada qayb ...
4556
Daawo Fanaanad da’yar oo hees u ka qaaday khilaafka dawlada Soomaaliya.
- Nov 5, 2014
Shacabaka Soomalida waxaa culays wayn ku haya dhibaatada ka jirta dalkooda wax maanta ooga daran ma jiraan aduunyada oo higsanaysan horumar aan la qiyaasi karin madaxda Soomaalidu ay isku haystan ...
LJKL
FULL VIDEO:Daawo Wax kala haysta Hargaysa iyo Burco iyo Gabdha ka hadashay arimo xasaasi ah.
- Nov 4, 2014
Gobolada W/Galbeed Soomaaliya ee sheegtay in ay gooni uga go'en Soomaali inteeda kale ayaa waxaa ka jira muran iyo isqabqabsi aad u balaadhan kaas oo mar markaqaar gaadha in dhibaatadaasi ...
TIMAJILIC
DHAGAYSO:Gudoomiyaha Dagmada Kismaayo Ibraahim Timo jilic oo Digniin Culus u jeediyey Shacabka Kismaayo.
- Nov 4, 2014
Gudoomiyaha dagmada Kismaayo ibraahim Timo Jilic ayaa digniin culus u jeediyey shacabka Kismaayo gudaha iyo dibadab wuxuuna Gudoomiyuhu ka hadlay xaalado cusub oo ka jira gudaha magaalada Kismaayo kuwaas oo ...
isbitaalka-dhoobley
DHAGAYSO:Dhacdo xanuun badan oo laga soo sheegay Magaalada Dhoobley iyo xaalada Isbitaalka Dhoobley.
- Nov 4, 2014
Agaasimaha Isbitaalka wayn ee Dhoobley Xassan Mursal ayaa warbiinta u sheegay in Isbitaalkaas ay ka jiraan dhibaatooyin badan tan oogu darana ay ka haysto dhanka dayatirka Isbitaalka oo aad u ...
3335
DAAWO”Khaladaadka Wariyeyaasha Soomaalida oo la soo bandhigay koox hal Stiodio lagaga wada duubay.
- Nov 4, 2014
Inta lagu gudo jiro shaqooyinka wariye nimada waxaa dhacda Muuqaalo la qabto kuwaas oo marka danbe noqoda wax lagu qoslo ama layaab ku noqoda dadka daawanaya waxaana jira in muuqaalkaas ...
Fartaag-2-300x300
TOP News:DHAGAYSO Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo ka hadalay arimo xasaasi ah waraysi dheerna bixiyey.
- Nov 3, 2014
Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland ayaa bixiyey waraysi dheer oo uu kaga hadalay arimo badan oo ku saabsan deegaanada Jubbooyinka iyo xaalada dalka Guud ahaan waxaan jira in Madaxwayne Kuxigeenku wuu ...

Next Page »