JubbalandNews

Madaxweynaha Jubbaland oo isbitaalka ku booqday Koloneel Yaasiin Raadeer
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Sh Axmed Madoobe ayaa ku booqday isbitaalka Yaasiin Raadeer oo shalay lagu dhaawacay magaalada Kismaayo. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka soo laabtay safar uu Addis Ababa ku tagay. Maanta Kismaayo waxaa ka dhacay shirar xasaasi ah oo lagu dajiyay istaraatijiyad cusub sidii amaanka lagu hagaajin lahaa iyadoo la filayo in ciidamadu bilaabaan hoowlgalo kala duwan.

Beentii Kolombo Oo Laga Daba-Tagay Iyo Voa-Somali Oo Ka Been-Sheegtay Qaabkii Loo Dhaawacay Yaasiin-Raadaar(Dhagayso-Been-Abuurkan)
Halkan ka aqri

Madaxweynaha Jubbaland & wafdigiisa oo Nairobi soo gaaray
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Sh Axmed Maxamed Islaan ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi iyagoo ka soo kicitimay Addis Ababa oo ay kulamo kula yeesheen masuuliyiin Midowga Afrika, Amisom, Igad iyo Itoobiya. Wafdiha ayaa Nairobi kulamo kala leh heeyado iyo dowlada Kenya iyagoo kala hadli doona heerka uu marayo dhameestirka qeeybaha ka dhiman dowlad goboleedka Jubbaland.

Daawo Jaaliyada Jubbaland Germany oo sabtida qabaneeysa xaflad lagu taageerayo Jubbaland State

Daawo haweenka Jubbaland & Puntland oo kulmay & Universal oo lagu eedeeyay qabyaalad

Shaqaale ajnabi ah oo ku dhintay weerarkii xarunta UNDP
Qasaare culus oo weli faahfaahintiisa dhabta ah la heeynin ayaa laga soo dheegayaa xarunta UNDP ee maanta ay gacan ku heeyntooda la wareegeen Shabaab. Dagaalyahanada yaa gabi ahaanba la wareegay xarunta iyagoo laayay askar ilaalo aheeyd iyo shaqaale cadaan iyo Soomaali isugu jira oo gudaha ku sugnaa. Warar dhameesytiran qasaaraha dhabta lama hayo waxaase la sheegayaa in ugu yaraan cadaan badan ka mid yihiin dadku ay xabada haleeshay. Kooxda Culusow ayaa lagu eedeeyay in aanay waxtar ka muuqda ka qaban xaga amaanka iyagoo ku mashquulsan dhibaateeynta umada kale. Ragii dhismaha la wareegay ayaa iskood dagaalka u joojiyay ka dib markii ay sahaydu ka dhamaatay iyagoo weeraradooda ku soo gabagabeeyay in ay isqarxiyaan.

Xarunta UNDP Xamar oo Shabaab la wareegay & Culusow uu ku guuldareestay in uu amaanka wax ka qabto
Dagaalo culus ayaa ka socda xarunta UNDP ku leedahay Xamar oo ay gabi ahaanba la wareegeen dagaalyahano Shabaab loo maleeynayo. UNDP ayaa dhawaan xarunteeda Soomaaliya Muqdisho u rartay iyagoo diiday talooyin ahaa in magaaladu aanay aamin aheen maadaama kuwii amaanka ka shaqeeyn lahaa ku mashquulsan yihiin xumaan ay la doonayaan umado kale. Dagaalka oo la filayo in uu geestay qasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo xoog badan ayaa muujinaya sida muhiimka u tahay in la helo dowlad tayo leh oo amaanka wax ka qabata. Kooxda Culusow ayaa tan dhabar jab ku ah iyagoo iyaamahan ku mashquulsanaa xumaan ay u maleegayeen maamulka iyo shacabka Jubbooyinka. Dagaalka ayaa wali socda iyadoo gudaha dhismaha gacanta ku hayaan Shabaab kuna xirxiraya walxaha qarxa.

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gabagabeeyay safarkiisii Addis Ababa kuna wajahan Nairobi
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan oo ay wehliyaan siyaasiyiin miisaan culus ku leh Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay booqasho ay ku joogeen xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa. Wafdiga ayaa halkaa gaaray si ay ula kulmaan madax kala duwan oo arrimaha Soomaaliya ku lug leh. Waxeey la kulmeen heeyadaha kala duwan ee Midowga Afrika, urur goboleedka Igad taliska Amisom iyo dowlada itoobiya.

Wafdiga ayaa soo bandhigay xaqnimada nidaamka Jubbaland State lagu dhisay iyo sida dowlada Soomaaliyeed ee Culusow ula dagaalameeyso una garab marsan tahay nidaanka Soomaalida ku heshiiyeen. Madaxweynaha Jubbaland ayaa wufuudii uu la kulmay soo hordhigay heshisyadii dowlada Soomaaliyeed galeen si loo fuliyo nabad iyo kala danbeeyn ka dhalata deegaanada Koonfurta oo ay Jubbooyinka ka mid tahay. Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland ayaa sidoo kale la kulmay wasiirka arrimaha dibada iyo kan gaashaandhiga itoobiya oo ay ka wada hadleen arrimo xoojinta iskaashiga labada dhinac iyo in la adkeeyo nadaba Jubbaland. Ilo wafdigan ku dhaw ayaa xaqiijinaya in guul ku soo dhamaatay hoowlihii Madaxweynaha Jubbaland State u aaday halkaa.

Wafdiga Madaxweynaha Jubbaland ayaa ku wajahan magaalada Nairobi oo ay kula kulmi doonaan madax heerar kala duwan leh oo ku lug leh arrimaha Soomaaliya.

Wasiirkii maaliyada Puntland: Xamar ilaa gobolada dhexe 15 maamul oo isdiidan ayaa ka jira Culusow kuwaa Hawiyaha maamul ha u sameeyo
Wasiirkii maaliyada dowlad goboleedka Puntland Mudane Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab ayaa si kulul uga hadlay diidmada Xasan Culusow ee Jubbaland. Xasan Culusow yuusan ku mashquulin Jubbaland ayuu yiri Gaagaab isagoo ku daray in Puntland ka gacansiineeyso dhisida maamul goboleedyada. Xamar ilaa gobolada dhexe inka badan 15 maamul Hawiye isdiidan ayaa ka jira kuwaa maamul ha u dhiso ayuu yiri Gaagaab. Waxaa meel xasaasi maraya diidmada Culusow lagu diidan yahay faragalinta qaawan oo uu ku hayo maamulka Jubbaland iyadoo maamul goboleedyada qaar sheegeen in ay ka fiirsanayaan la shaqeeynta dowlada Xamar ka jirta.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland: kuwii Yaasiin Raadeer xabadeeyay gacmo shisheeye ayeey u adeegayeen
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Janaaraal C/llaahi Ismaaciil Fartaag oo ka hadlay idaacad maxali ah ayaa shaqaaqadii maanta ku sheegay in ay ka danbeeyeen niman gacmo shisheeye u adeegayay. Dhacdadii maanta ayaa dhaawac loogu geestay gudoomiye ku xigeenkii hore ee maamulka Kismaayo. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa nimanka isbaarada dhigtay oo hadana Yaasiin Raadeer toogtay isku heeyb yihiin. Fartaag ayaa sheegay in nimankaas oo toboneeye lagu sheegay soo dirsadeen una adeegayeen cadawga Jubbaland si is ku dhac beeleed loo huriyo. Ciidamada amaanka Jubbaland oo goobta ku baxay ayaa dilay sadex ka mid ahaa tobankii isbaarada dhigatay iyadoo kuwii kalana ku carareen xaafadaha magaalada. Kismaayo iyo Jubbaland ayaa cadawyo badan leh iyadoo weli maamulka cusub ee Jubbaland uusan ku guuleeysan in uu meesha ka saaro wixii khatar keeni kara.