Shariifka & Farmaajo oo 3 malyan$u qoondeeyay in lagaga hortago Azaniya

Madaxweynaha ku meel gaarka Soomaaliya iyo R/Wasaarihiisa ayaa lagac gaareeysa 3 malyan oo dollar u qoon deeyay in lagu burburiyo barnaakijka maamul goboleedka Azaniya (MGA).

Lacagtan ayaa farta laga saaray Xidig iyo Xalane si ey u kala furfuraan saraakiisha hogaamineeysa ciidamada ee iyagu hada gacanta ku haya J/Hoose iyo Gedo degmooyin ka mid ah. Isticmaalka qeeybtii hore ee lacagtan ayaa bilaabatay kolkii dhawaan Xidig iyo Xalane u dhaqaaqeen B/Xaawo iyo Dhoobleey kulana kulmeen saraakiisha ciidamada iyada oo wax najiito ah aayan ka gaarin barnaamijkooda qaa’inimada ah oo rag iyaga kheyrkood u adeegaya.

Waxaa la xaqiijiyay in Farmaajo si kulul u canaantay Xidig una sheegay in dhaqaalihii la bixiyay lagu qasaaray Xidigna looga baahan yahay wuxuu sameeyaba in barnaamijka MGA uu dhiciseeyo. Maamulka Azaniya ayaa noo sheegay in ey la socdaan dhaqdhaqaaqa daba dhilifnimada ah ee Xidig iyo Xalane deegaanka iyo dadkii ey magacooda wasiirada ku yihiin ku hayaan waxeyna sheegeen in dulqaadkii uu dhamaanayo is la markaana goor dhow loo gudbi doona wajiga labaad.

Waxaa xusid mudan in maamul goboleedka Azaniya heeysto taageero gudaha iyo dibadaba ah shaqsi walboo is ku daya in uu is hortaago la kulmi doono cawaaqib xumo. Genaral Cabdi Mahdi iyo Fartaag ayaa ka mid ah raga Jubbooyinka, Gedo iyo Kenya cagta soo saari karin oo lagaga mamnuucay dhaqan xumadooda dartood.

Sidoo kale ninkii Xamar ka soo qeeylinayay ee Prof Gandi NFD ha aado lahaa ayaa isna loo diiday in Kenya uu galo isagoo ka mid ahaa wafdigii Farmaajo ee ┬áka kulmay Ra’iisal Wasaaraha Kenya.

jubbalandnews.com

Nairobi


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

ghg Xogo raadin dheer kadib Sababaha uu dib oogu dhacay Hawlgalka Ciidamada Jubbaland oo la Ogaaday.
- Oct 31, 2014
Horaantiin Bishan Oct ayey Ciidamada dawlada Goboleedka Jubbaland waxay ka baxeen aaga hore ee ...
DDSGDSGDGDSGD Daawo”Jubbaland oo aan ka qayeb galin Shirkii Caalamiga ahaa magacan lagu qurxinayo Ina ay Joogto.
- Oct 31, 2014
Shirkii Caalamiga ahaa ee ka dhacay Imraadka carabta oo ayna ka qayb galay maamulka ...
unnamed Qaar kamid shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada
- Oct 31, 2014
Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ayaa aqoon ...
DSCN7161 “Kismaayo Xog hoose” Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga oo ku Goodiyey in uu iscazilaya TOP NEWS.
- Oct 31, 2014
Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Col:Maxamed Faarax Warsame "Darwiish" ayaa maalintii shalay wax uu ...
1781 (1) Ciidamada Maamulka Jubbaland oo xeelada dagaal u baneeyey Saldhiyo ay Horay u joogeen dhanka Buuloguduud.
- Oct 31, 2014
Ciidamada Maamulka dawlada Goboleedka Jubbaland ayaa baneeyeye saldhiga ay horay u daganaayeen saldhigan oo ...
IMG_DEFE62-50E3A6-FA33A0-D93034-63111E-584088 Kismaayo oo lagu qabqabtay Raga haybtoodu noqotay Al-Shabaab iyo Guro Hub laga soo saaray.
- Oct 31, 2014
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay fiidnimadii baadhitaan ay sameeyeen ...
Taliyaha_ciidanka_Booliska Dareen cadho leh oo ka dhashay Geeridii Taliyaha Booliska Kadib Irbada lagu duray Taliyaha.
- Oct 31, 2014
Taliayah Ciidanka Booliska dalka Soomaaliya oo malintii shalay ahayd ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa ...
Jen-Gas-gas War Dag Dag ah Ra’isulwasaraha oo Magacaabay Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya.
- Oct 30, 2014
Kadib markii uu galbta Si kadis ah u geeriyooday Taliyihii Booliska Soomaaliya General Maxamed ...
DSC02573-300x225 “Kismaayo”Xaalado Cusub oo ka soo kordhay iyo Madaxwayane Axmed Madoobe oo Nairobi ka dagay
- Oct 30, 2014
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka anbabaxay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sh Axmed Maxamed Islaam wuxuuna ...
IMG_7946 War Dag Dag Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil.
- Oct 30, 2014
General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil. oo ahaa Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ku ...