Salaadiinta Absame oo si heer sare loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Salaadiinta iyo Ugaasyada beesha Absame  ee ansixinta dastuurka qabyada ee saaka aroornimadii gaaray caasiamada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa si heer sare ah halkaa loogu soo dhaweeyay. Qeeybaha kala duwan ee DKS iyo oday dhaqameedyo fara badan oo ka kala socda qabaailada Soomaaliyeed ayaa tan ilaa caawa hadba isu daba marayay soo dhaweeynta iyo la kulanka odayada dhaqanka Absame.

Ugaas Cumar Ugaas Xiireey oo ka mid ah odayada dhaqanka Absame oo isagu horey ugu sugnaa Muqdisho oo aan khadka isgaarsiinta kula hadalnay ayaa noo xqiijiyay in waxgaradka Absame ee Jubbooyinka si kalgacal leh loogu qaabilay caasimada. Ugaas Xiireey ayaa sheegay in ay maanta ilaa caawa socdeen shirar is arag oo u dhaxeeya wafdiga Nairobi ka tagay iyo qeeybaha kale bulshada Absame ee Xamar ku sii sugnaa oo ay xildhibaanada ka mid yihiin. Ugaas Xiireey ayaa ah ku xigeenka gudiga salaadiinta beelaha Soomaaliyeed isagoo Muqdisho u joogay hoowlaha isku xirka dowlad goboleedka Azaaniya iyo odayada dhaqanka Soomaaliyeed oo meel ah iyo soo dhaweeynta iyo u gogal xaarida wufuuda dhaqanka Absame.

Waxgaradka Absame ee ku sugan Xamar ayaan codkooda idiin soo gudbin doonaa Insha Allah.

Jubbalandnews.com

jlandnews@gmail.com



E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. Sayid Maxamed says:

    Was arin faraxad leh Ilaahayna ha ku gargaaro salldinta iyo ugaasyada xilka ay Absame u hayaan maxaa ka qurux iyo qaayo badan dad wanaag ku midaysan.Absame ha guulaysto.

  2. Abshir says:

    Asalaamu Calaykum.
    Yaa salaam welcome madaxdi dhaqaankoow. Kafiirsada cadowka, nacabka,iyo dabadhilifka u dhashay beesha. fadlaan ragg wanaagsan oo xol ah so xoola. Waxaan maqli in beesha Daarood inay ku so aaday 50 xildhibaan marka beesha Absame ugu yaaraan waa inay heesho 20 xildhibaan. Mida kale ma jiraa nin Absame ah oo u sharaxaan madaxweyn nimada Somalia? Mahadsanidiin jubbalandnews

  3. Kulbiyow says:

    Waa guul usoo hoyatay beesha Kuumade. Iska ilaaliya dabadhilifka udhashay beesha, kuwaasaa kadaran cadawga shishee. Nacabkii hogaan kuguxidhee hoyga kaabixiya iyo wixii kuhoosaasiyaa waa isla halkiiye, war hawkala hambaynina dagaal haayirkiyo tuuga. Allow midnimo.

  4. QOQAANI says:

    WAA ARIN ADD LOOGO FARAXO WAANA DADKA SOMALIAYEED TUSAAN SOMALINIMO OO WALIGEED LAGU YAQIINAY REERKA ABSAME GUUUUUUUUUUUUUUUUUL,

  5. Hadaan ahay hogamiyaha africa ahana ugaaska afrika kanu soo juda besha absame waan qaadacay shirka xamar waxaa e daama belaha oromo amxaaro kikuguyo kalajin chalwo tagree ayaa eedaama belahan somali waalan o wax lafahansin kare . Shirka xamar or muqadishu waan qaadacay .wa bilahi towfiq


Comments are closed.

unnamed Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud Kala Saar ‘Geedi Socodka Nabada Iyo Saaxiibadaa Damul-Jadiid’
- Oct 26, 2014
DalJoog iyo QurboJoogba waxay isla markii la doortey Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud walaac ka ...
DSC01467-300x225 Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland Aadan Koojaar oo ciidamada Kenya ku wargaliyey in duqaynta Cirku……….
- Oct 26, 2014
(jubbalandnnews.com) Taliyaha Ciidamada Jubbaland Aadan Koojaar ayaa Ciidamada Kenya ee qayebta ka ah AMISON ...
3862579260_ceb6317132_b-660x495 Deegaanka Qooqaani oo Diyaarado ay garaaceen Siqdii dhexe ee Xalay iyo ………
- Oct 26, 2014
Deegaanka Qooqaani ee  gobolka J/Hoose  oo kamid ah deeganada ay kooxda Al-Shabab fadhiisimaha ka ...
BreakingNews Dag Dag Ra’isulwasaare Cabdiwali oo ka jawaabay War-Saxaafadeedkii Madaxwaynaha Soomaaliya.
- Oct 25, 2014
Ra'isulwasaraha Soomaaliya ayaa ka jawaabay War-saxaafadeedkii uu soo saaray caawa madaxwaynaha Soomaaliya waxaan qoraalka ...
u8 Daawo:Muuqaalka Shir wadatashi ah oo ka dhacay Xaafada Islii.
- Oct 25, 2014
Xaafada Islii waxaa maanta ka dhacay Shir ay isugu yimaadeen maamulka Xaafadda iyo kan ...
1919628_10205396112888155_909975723732544379_n Xasan Sh Maxamuud oo gaashaanka ku dhuftay Isku shaandhayntii war-saxaafadeedna ka soo saaray Caawa.
- Oct 25, 2014
WAR KA SO BAXAY XARUNTA  MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA SOOMAALIYEED: Sida aad ka warqabtaan waxaan mar ...
untitled Top video:Daawo Muuqaalkii aan wada Sugaynay iyo Cabdiwali Gaas iyo Cabdikarin Kaar.
- Oct 25, 2014
Warysigan oo ad loo wada sugayey ayaa lagu warsaday Ra'isulwasaaraha Dawlada goboleedka Puntland oo ...
faarax_madoobe_heshiis Maqaal:Sidee Looga arkay Jubbaland Xilka qaadida Faraax Cabdiqaadir Wasiirkii Cadaalada iyo Dastuurka?
- Oct 25, 2014
Marka laga hadalayo Wasaarada Cadaalada iyo Dastuurka dalka waa wasaarada muhiimada wayn ku fadhida ...
kaliil Dhagayso Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Wax kama jiraan ku tilmaamay Shirkii Garbaharay.
- Oct 25, 2014
Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa markii oogu horaysaya ka hadalay Shirkii dagmada Garbahaaray wuxuuna sheegay ...
mkkkkk Daawo:Sawirada Markab Ku xidhay Dekada Kismaayo oo Wada qalab muhiim u ah Dekada…….
- Oct 25, 2014
(Jubbalandnews.com) Waxaa maanta Dekada Kismaayo ku xidhay Markad laga leeyahay dalalka Imraadka Carabta Markabkan ...