Dhageeyso wareeysi Ugaas Cumar Xiireey & Salaadiinta Absame iyo Sh. Shariif oo xalay Muqdisho ku kulmay
Ugaas Cumar Xiireey oo aan wareeysanay isagoo ku sugam magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay socdaalkii Salaadiinta Absame ku joogaan Xamar si ay qeey uga noqdaan ergada ansixineeysa dastuurka cusub. Ugaas Xiireey oo isagu fadhigiisu Muqdisho yahay ayaa ah xiriiriyaha Salaadiinta, dowlad goboleedka Azaaniya iyo madaxda dhaqanka Soomaaliyeed ee Xamar ku sugan. Ka sokoow Salaadiinta Absame ee Jubbooyinka waxaa iyana la filayaa wufuuda Salaadiinta Absame ee gobalka Bakool.
Ugaas Cumar Xiireey ayaa xaqiijiyay in maanta is ku duubnida waxgaradka Absame mareeyso hees uusan isagu waligii arag.
anoon faaladii ku saabsanayd OGADEN DHAQAN XUMADA waxba ku darsan ayuu iga buuxsamay.
waxaan u sheegayaa nimankan jblnews ku sheegaya khibrad la,aan iyagu khibrada maxay u yaqaaniin
tan kale miyuuna Cali dhuux gabaygiisa guba ku sheegin DUQOODII HORAA LAGU OGAA INAY DAN
QAATAANE Boqol sano ka hor ayay ahayd gabaygaas 1980 kiina waa kii Banfis oo IIDOOR ahi uu
lahaa isagoo ka hadlayay dawladi Siyaad Barre kuna sheegaya inay iyagu askar uun ka yihiin waxbana
ayna ku haysanin GEEL TOOSIYUHU WAA ABASAME GANAF DHABAAYAAYE
GALSHADA IYO UUSKII BAY GALALAFAYAAN
HEDE YAA NA GADAY WAA INTAY GARASHO SIISAAYE
GUULIYO CAGDHEERAW HUNGURI GABIYO KAA TUURYE
Maxaa webka lagu galayaa Dhoodaana waa kii lahaa BADAWGAAN SHAKIYIN EE
EE SHILIMDAA SHAARUBAHA U FEEDHA
MARKUU CEEB SHIN DHALDA AH U GALO AYUU DIB UBSHALAAYAA,E
ac
Qabiil kale wuxuu kugu caayo macnaheedu ma aha in aad tahay,tusaale cali marka uu gabaygaan tirinayay ogaadeen wuxuu ku haystay in doolo iyo ciid iidoor ka qaatay,laakiin isaga oo caynabo iyo dhul kale oo qaali ah laga qaatay ma arkaynin taas,ogaadeen ayuuna cay la fuulay aan xaq ahayn.ugu danbayn ogaadeen dhulkiisii waa soo ceshaday,dhulbahante ilaa maanta waa a maqan yahay,calidhuxna arintaa waa ka garaabay. odhaah ninkii yidhi ka cudur daartay maxaad daliil uga dhigan.
wcww
Muhiim ma aha waxa iidoor iyo nin kalaba yiri. Qolo walba daba-dhilif iyo dhuuni raac weey leedahay waxaase lagu kala duwan yahay iyagu weey is ka qabtaan oo afkeey ciida u daraan halka Absame iska fiirsanayo kan qadiyadooda lugta qabanayo
ASC ader gabayga SAYDKA OGADEN HADAAN AHAY DAD WAW AMAR SAREEYAAYE AMA NUUR CUBUDHIYE OO YIDHI CAR YAA OGAADEEN AH OO HALMAR LA CIILAY ama maxamed cumar dago soo qaata ee ahaa OGADEN XAQII LAGA HAYIYO SAAMI BUU HELAY DIG IYO DOOLLO DURUGSAY CIIDIIYE markaa reerku waa madax hadana CADAWGEENU IYO WAXA INOO DIIDAN INAAN WAX NOQONO WAA AXMAARADA URAYSEE HADAAD DAD TIHIIN AMA OWOOWGIIN GOB AHAA SOO RAACA HALGANKA