Golaha Qurbajoogta Jubbooyinka oo laba Kooxood oo Degmada Dhoobley Ka jira Gudoonsiiyay Hadiiyado Sport ah.

Golaha qurbajoogta Jubooyinka ayaa wuxuu qalab isbooti gudoonsiiyay laba kooxood oo kubada cagta ah ee degaanka dhoobley , labada kooxood ayaa koox walba waxaa loo gaday qalab dhar u gooni ah oo isbooti loona dhigay koob kubada cagta ah.

Golaha qurbajoogta jubooyinka oo ay hormuud u yihiin wadaniyiin jecel in dhalinta jubooyinka wax la qaybsadaan dhalinyarada caalamka ayaa iyaga oo kaashanaya  saaxiibadooda wax u qabadka dadka iyo degaanka jubooyinka gaar ahaan ururka solidaaratiga haweenka soomaaliyeed  ayaa iiaahay mahadiis u suuragashay in dhoobley markii ugu horeysay taariikhdeed ciyaar koob lagu  kala qaadayo loo dhigay.

Sida sawirka sawirka kore ka muuqata ayaa ciyaartooydii wax looga badalay.

 

Sida sawirka kore ka muuqata ayaan wax uga badalay.

Dadweynaha reer dhoobley ayaa markii ugu horeysay nasiib u helay in ciyaartoydooda ay helaan dad ka fakaraya sidii loo horumarin lahaa, qayrkoodna wax ula qabsan lahaayeen.

Golaha qurbajoogta jubooyinka isaga oo kaashanaya saaxiibadiisa ay wadashaqaynta leeyihiin sida wso iyo aqoonyahanada iyo shacabka jubbaland wuxuu rajeynayaa in mustaqbalka dhow dhamaan dadka jubooyinka iyo gedo helaan bulshooyin rayid ah oo tubta saxda a ee nolosha ku taagan, kana gudbaan qabyaalada iyo dib u dhaca facooda ka reebay.

 


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Bilisaa says:

    Waxaan u mahadcelinhayaa qof kasta oo dadka juboyinka wax uqabta waxaan cam barren hayaa qof kasta Oo wanaagoda neceb

  2. Owbaaruud says:

    Wad salaamantihiin bahda jln iyo jdf net,garabkiina alah ha galo wax badan ayaad qabateen,
    Adeer 30 sano ayaan Sweedhan jooga,
    Subaxii markan so tooso anoon meel kale fiirin ayan jlniyojff net ,
    Matkan sexana waa lamid eax kale ma aha in aan idinka idin garan,
    Waxaad wabataan ayaan ku diirsadaa.
    Maanta waxii ka danbeeya waan idin la soo xiriiri in
    sha lah.ilaahsy kheeyr ha idin siiyo Wiil iyo Cano.

  3. cabduqadir says:

    sc waa wax lagu farxo horumarka dhanka sportiga dhalinyarada soo koreysa waana ilbaxnimo isdhexgal
    bulshada absame oo sanoyin badan lagu kor dagaalamaaye oo loo diidananaa horomarka isku duubnaanta
    aad ayaana u soo dhawenaynaa meeshaa ka sii wada gacmo wadajir bay wax ku gooyaan absamow wsc
    by sweden stockholm

  4. haji says:

    waaaaaaaaaaaw…waayo waayo ayaan soo xasuustay..meesha ragii aan kuwada ciyaari jirtay garoonka dhobley ayaa kamuuqda sida Hashim Qeex, Ali yare, iyo muxumad (not sure the name), waa wiilkii aay tamad jelle eedada utahay………….the rest I can recall waa new generation that came after me..anyways..congrats ayaan idiin leeyahay dhobley sideedii hore halugu soo celiyo yaakhay..lol


Comments are closed.

0 Isqabqabsiga Siyaasadeed Ee Soomaaliya Oo QurboJoogta Xasuusiyey: Deceber 2014 ‘Sanad Guuradii 25aad Ee Dagaalkii Sokeeye Ee Ka Barikiciyey Dalkooda’
- Nov 24, 2014
Isqabqabsiga Siyaasadeed Ee Soomaaliya Oo QurboJoogta Xasuusiyey: Deceber 2014 'Sanad Guuradii 25aad Ee Dagaalkii ...
buq_4 DAAWO Sawirka Maanta Hoolka Golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed……
- Nov 24, 2014
Hoolkii Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka muuqday Rajo xumadii ugu wayn ee ...
download (1) Wararkii ugu danbeeyey BF iyo Jawaari oo Sheegay in Xubnahan Baarlamaanka ay soo………
- Nov 24, 2014
Kulankii BF ayaa xidhmay kadib markii uu gudoomiyha BF uu soo galay hoolka isla ...
top-unlock-news War Culus DHAGEYSO Baarlamaankii oo lagu kala tagay iyo Jawaari oo Naftiisa la baxsaday….
- Nov 24, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa naftiisa kala baxsaday xildhibaano aad u cadhaysan ...
1235950_751136241590151_8766578311615356837_n DHAGEYSO:Warkii ugu danbeeyey ee Xarunta Baarlamanka.
- Nov 24, 2014
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada taageersan madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhow sheegay ...
Jawaari3 DAG DAG AH:Jawaari oo Qoraal soo saaray hada muxuu ku sheegay…..
- Nov 24, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa soo saaray Qoraal uu ku sheegayo in gudaha baarlamaanka ayna soo ...
live3 LIVE U DHAGEYSO Wax ka socda Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya
- Nov 24, 2014
Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya waxaa ka socoda Buuq iyo sawaxan aad u balaadhan kaas oo ...
download DEG DEG AH:Xildhibaano Jeex Jeexay Warqadihii is diiwaan galinta iyo Kulankii Baarlamaaka.
- Nov 24, 2014
Wararka Naga soo gaadhaya Xarunta Baarlamaaka Soomaaliya ayaa sheegay in Xildhibaanada Taageersan Ra"isulwasaare Cabdiwali ...
tewtew TOP VIDEO:Kenya oo Hurdada ka Toostay iyo Muxuu sheegay Madaxwayne Kuxigeenka Keny
- Nov 24, 2014
Dawlada Kenya ayaa maanta sheegatay in ay dishay in kabadan 100 qof o ahaa ...
111111 War Dag Dag ah Muqdisho Ciidamadu banaanka u soo baxeen iyo wadooyinka oo…..
- Nov 24, 2014
Magaalada Mqdisho ayaa saaka gashay Waji ka duwan jawigii hore waxaan guud ahaan magaaladu ...