Barre Hiiraale oo Dooloow ka soo baxsaday
Barre Hiiraale oo ka soo baxsaday ciidamada itoobiya ee Dooloow gacanta ku haya ayaa soo gaaray Ceel-Waaq. Hiiraale ayaa mudo dheer ku jiray xabsi guri loona diiday in uu wax lug ah ku yeesho hoowlaha milatari oo ay itoobiya iyo xulafadeeda Soomaalida ah ka wadaan qeeybo gobalka Gedo ka tirsan. Lama ogo halka uu Barre ku danbeeyn doono iyo in uu u carari doono xagaa iyo magaalada Nairobi si uu uga nabad galo ciidamada itoobiya oo uu ka soo baxsaday.
Ceel-Waaq ayaa waxaa ka taliya ciidamada Kenya iyo kuwa dowlad goboleedka Azaaniya oo ay is ku barnaamij yihiin ciidamada kale ee Jubbooyinka ka dagaalamaya. Barre ayaa mar ahaan jirin mid ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii la daba carari jiray maantase raadinaya meel uu naftiisa ku badbaadiyo. Wixii ka soo kordha kala soco Jubbalandnews.com
Sideed sanadood(8 years) oo Barra haystay Kismaayo isaga iyo mooryaantiisu Sheekh Madoobe
Iyo ciilmooge xagay ku maqnaayeen shanqadhooda xataa lama maqal myayna arintaasi ahayn
Illahaow dadka kale iga celi oo Absame iyo tolkay igu sii daa waxay la mid tahay afar nin ood
ka cabsato ood afar kuna u xayd xaydato macnaha aan idiin sharaxo waxay ogyihiin afarta nin
inayna u naxariisansyn afarta kuna ina inayna isku raacsanayn wixii laga yeeli lahaa.