Absame oo kheyrkood ka cabanaya

Waxaa dhibaatooyin dilal, dhaawac iyo boob hantiyeed isugu jira loo geeystay dad ka soo jeeda u nasab sheegta beesha Absame oo ku dhaqan Maamul Gobaleedka Puntland.

Dadka dhibaatooyinkaas loo gaystay dhamaantood Rayid ah oo ayaa mudo dheer daganaa qaar kamid ah Magaalooyinka Maamul Gobaleedka Puntland. hadaba Suldaanka Beesha Absame & Adeerkood Suldaan Jaamac Xassan Ibrahim ayaa shir jaraa’id oo uu arimahaas kaga hadlayay ku qabtaya Xarunta dalka Kenya ee Nairobi.

Suldan Jaamac waxaa uu shirkaasi ku soo bandhigay dhibaatooyin badan oo loo geeysto shacabaka uu Suldaanka u yahay ee Maamul Gobaleedka Puntland ku dhaqan.

Waxaa kamid ahaa hadaladii Suldaanka” hadii aan nahay waxgaradka Salaadiinta iyo Ugaasyada Beesha Absame iyo adeerkood dhibaatada shacakanaga loo geeysanayo ee joogtada ah waa mid noo diwaan gashan waana mid taariikhda ku jirta mana hilmaami doono dhibka shacakanaga  ee Gobalada Puntland ku soo qaxay uu Faroole u geeysanayo, Faroole wuxuu horay u sheegay shacabkaygu in uusan Somaali ahayn waana mid maanta taariikhda u gashay Faroole”

Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim oo shirka jaraa’id ee uu Nairobi ku qabtay wuxuu ka hadlay arimo badan oo ka turjumaya sida aysan wixii hadda ka dambeeya ugu dul qaadan karin xadgudbyada foosha xun ee dadka aan wax dambi ah galin Puntland loogu gaysanayo. Suldaanku wuxuu si xanuun leh uga waramay dhacdadii u dambaysay ee  Faroole uu u geeystay labo nin oo shacab oo heeytooda darteed midna uu dhintay midna uu dhawac xun yahay.

Labadaas nin waxay kala yihiin Abdi Maarre Cibaar oo Magaalada Boosaaso si weyn looga yaqaanay dukaan uu ku lahaana lagu dhex toogtay sabaab la’aan & Badal Abdi Xuseen oo isaguna ah maamulka Faroole Jeelka u taxaabay ka dibna si arxan daro ah ay u jir dileen. Hargeeysa iyo Boosaaso ayaa tiro dad ah oo Absame lagu dilay ama lagu xiray qaarna cadow gacanta loo galiyay. Dhaqan xumada Absame ama Ogaadeen ayaa waxaa ka mid ah in marka af laga reebo aanay ilaa iyo hada marnaba qaadin wax talaabo ah oo ku dhiiri galin kara kuwa dhibka u geeysanaya in ay ka waan toobaan.

Waraysiga Suldaanka oo dheer waxaad kaga bogan doontaan wararkeena soo socda.

DSC_0374-620x330 DHEGEYSO:Maamulka Hargaysa oo isbadal lagu sameeyey Xasaasiyad uu dhaliyey +Wasiiro is casilay…….
- Mar 1, 2015
Wasiirkii Maaliyada Maamulka Hargaysa oo isbadalkii ugu danbeeyey ee Hogaamiyaha Maamulka W/Galbeed Soomaaliya uu ...
6 DEG DEG AH:Wareegto Ka soo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Jubbaland+Maamulkii Dagmada oo isbadal……
- Mar 1, 2015
Maamulkii Magaalada Dhoobley oo isbadal xoog badan lagu sameeyey,kadib markii Hogaanka Maaliyada Maamulka Dhobley,iyo ...
ss WAR CUSUB:Shirkii Doolow oo Gabo gabo ah iyo is afgarad ka soo baxay Goordhaw+Ugaas Beesha Sade oo Sheegay……
- Mar 1, 2015
Wararka Naga soo gaadhay Magaalada Doolow ayaa sheegay in Shirkii maalmahan uga socday Xubno ...
DSCN9935-500x281 Sawir Goormaa kugu danbaysay Magaalada Kismaayo+Sawirada Maanta Dib udhac mise hormar…….
- Mar 1, 2015
Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland,waxaa baryihiin u danbeeyey ka jiray dhismyaal ay dhisnayaan ...
SSS WAR CUSUB:War ka soo baxay Villa Soomaaliya oo Maamulka Hargaysa Loogu Jawaabay “TOP NEWS”
- Mar 1, 2015
Dawlada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay kagag hadalayso wada hadalada Soomaaliya iyo Maamulka ...
ddd Daawo:Dawlada Kenya oo joojisay guud ahaan Tvyada dalka+Go’aanka dawlada oo saamayn ku yeeshay……
- Mar 1, 2015
Dadka reer Kenya ayaa labadii isbuuc ee la soo dhaafay dalka oo dhan ka ...
IMG_3020 XOG:Madaxwayne Axmed Madoobe oo Hay’ada UNDP warqada raali galin ah diray………
- Mar 1, 2015
Hay'ada UNDP oo ah Hay'ada Caalami ah isal markaan Mashaariicda hormarinta ka fulisay dalka ...
RW-Cabdiweli-Sheekh-Axmed WAR CUSUB:Ra’iisulwasaarihii hore Dr Cabdiwali oo Hadal Muqdisho Ka Cadhootay ku dhawaaqay”TOP SECRET”
- Mar 1, 2015
Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Hogaanka ugu sareeya ee Xisbiga Cadaalada iyo Midnimada dadka ...
Adan_Cadde_Airport Diyaarada Muqdisho ka qaaday Dhaawac iyo Wadanka loo wado dhaawacyadan….
- Mar 1, 2015
Waxaa goordhaw Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho soo dagyahay Diyaarada dhaawacii qarii Hotelka,Central ee Magaalada ...
breaking-news-lloyd-irvin-keenan-jordon-atos WAR DEG DEG AH:Qarax xoog badan oo ka dhacay Bartamaha Magaalada+Taliye Ku geeriyooday qarax…..
- Mar 1, 2015
Wararka ku soo dhacay Shabkada wararka Jubbalandnews ayaa tibaaxaya in goordhaw Qarax lala beegsaday ...