Thursday, May 17th, 2012 | Posted by Admin
4 Responses for “Daawo madaxdii Qaranka Soomaaliya – SYL & Abdullahi Issa Mohamud – Somali Documentary-Film”
Comments are closed
Most Recent
- balqis boosaaso: gooni cabdi xaaji walahi waa wax laga dhintaah nin raga oo shilimaad iyo raashin ku shaqayanayah...
- balqis boosaaso: ALI zubeer horta ina aabe waxana dareemayaah ruux diinta ku fiican in aad tahay sidaas darteed...
- Ali Zubeer: Waxay ahayd in dhammaantooda la khaarijiyo ama lagu eedeeyo treason iyo khiaano qaran. Caku nin aanan...
- Bidaar: Ninkaan xoosh anigaa aqaana oo reer Canada is la ahayn waana nin laaluush ka qaata nin ay is xigaana waxaa...
- Bashir: Dear Kolley , Please also advice the administration about the town development,transport and communication...
- It’s a new beginning in Jubaland as President gets down to business
- KTN: Jubbaland elects new President
- Taliyaha ciidamada Gurguurte oo Kismaayo ku xayiran
- HAG: Dhageeyso nin walaalkii kuu dilaayoo waliba kuu duudsiin docda Caabudwaaqaan ka helay
- Xildhibaanadii ka dhanka ahaa RW oo caga jugleen darteed aanan xaadirin xarunta baarlamaanka
- 10 qof oo ehel ah oo lagu xasuuqay magaalda Galaalshe.
- Wufuud caalami ah oo maanta booqatay Kismaayo
- Xildhibaanada isbadal doonka ah oo cabsi galin iyo caga jugleen lagu hayo
- Shacabka Jubbooyinka ka qaxay ee Kenya ku nool oo taageeray Jubbaland State
- OGEYSIIS: Nagala Soo Qaybgal Xaflada Taageerada Madaxweynaha JUBALAND Madaxweyne Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” Ee Magaalada LONDON
- Somali Government: another missed opportunity!

Acww.
Walaalayaal nin aan saaxibo nahay ayaa igu yiri SYL tan lasheegaya waxeey sameeyeen maahayn dan qaran ee waxeey ahayd khayaano. Dad soomali ah ayaa doonaye in koonfurta xornimo hor qaadato ayida oo Ogadenia iyo NFD gumeeysi kuharaan. Why SYL u ogolaatay in xornimo lasiyo ayidoo dhulal qaar ah maqan yihiin? Mawaxeey ahayd Ogaden ka carar oo hadii doorasho timaado, ogadenka ubadan NFD iyo Ogadenia ayaa awood kulahaani somalia ee inaga daaya? Maxeey ku dhacday dadkan SYL sheegto in aaysan ku badneeyn dadkii layaqaanay ee caanka ku ahaa xornimo doonka sida Daraawiishtii?
Ninkii taariikhdii SYL wax ka yaqaano, fadlan haiisheego? Ma Talyaaniga oo wato khayaano ayaa ka dhaadhiciyay madaxdii SYL in Ogadenkan khatar idinku noqon doono ? Ma isagaa ka dhaadhiciyay Odayaashii Ogaden in aay ogolaadaan in aay Amxaar loogu dhiibo maadaama aay ka qaadan karaan Amxaarka mise tana waa been kale oo noola sameeyay si aan u edeeynin SYL ee aan odayaashanagii u eedno.
Dhamaan weey dhinteen oo Allah haunaxariisto, lakiin wixii dhacay in la ogaado waa lama huraan. Ninkii taarikkhda SYL wax ka yaqaano hainoo sheega.
Abdi Kismaayo
Halganka xornimo-doonka koonfurta Somalia kama marneyn maskax Absame, tusaale: gabadha gashay taariikhda xornimo-doonka somaliyeed Xaawo cusman somaliduna u taqaan Xaawo-taako ee ku dhimatey iyadoo hogaamineysa halganka iyo isu-soo-bax ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho oo ah halka ay ku shahiidey lagana dhisay taalada Xaawo taako una dhexeysa theaterka, guriga hoyooyinka iyo schoolki macalin Jaamac, ogow adeer halgan aanu wadin Absame kama dhicin somalia sababtoo ah qof isku taagi kara gumeysi oo runta u sheegi kara Absama jira, xaawo cusman allaha u naxariisto somalina waxey u aqoonsatey iney tahay national figure.
somalia koonfur iyo kuwa waqooyi galbeed waxay ya qaanen isada logo shaqeeyo gumeysiga oo kabo qaad bey ahaayen sidaas ayey ku gateen dhulalkii kale sida ogadenya-jabuuti-nfd hadana waa socotaa,
dhibkii waaga ay subiyeen konfor iyo waqooyi galbed marka waa in ann ka foogjinan hadaynunahay absame iyo adeerkood in malin walba somlia ka badbadino cadga berina karedika qaatan konfor iyo waqooyigalbed kama yeeleeno ,
To Abdi kismayo waxay u aqbaleen S y l xornimda waxaa dhacday in absame diiday inay taageeraan halganka Soona eryeen syl iyagooleh hanagubina Marka S y l intii taageertay. Yaa xoroday lasoco