Ra’iisul wasaare ku xigeen C/wahaab Ugaas Khaliif oo qalab milatari ka gudoomay dowlada Maraykanka

Dowladda Maraykanaka ayaa Dowladda KMG ah ugu deeqday qalab Milatari oo casri ah, iyadoo Dowladda KMG ah  la wareegtay qalabkaasi Milatari oo ay ugu deeqday dowladda Maraykanka lana soo marsiiyay Ciidamada AMISOM.

Qalabka Militari ayaa waxaa shalay la wareegay dowladda KMG Somaaliya , wuxuuna qalabkaasi isugu jiraa noocyo kala duwan oo kala ah: 26 gaari oo 16 ka mid ah yihiin Baabuur waa weyn halka kuwa kalana ay isugu jiraan Baabuur loogu tala galay Madaxda iyo kuwa dagaalka ee ciidamada Hogaamiya.

Taliyaha ciidamada AMISOM Andrew Guti oo ka hadlay Munaasabadii qalabkaasi loogu wareejinaayay Dowladda KMG ah ayaa sheegay in qalabkaani uu yahay mid Maraykanka uu ugu deeqay dowladda KMG Soomaaliya.

Maraykanaka ayaa sheegay in qalabkaasi Milatery uu qeyb ka yahay ka qeybqaadashada dhisida Ciidamada Dowladda KMG ah, waxaana agabkaasi Milatery si buuxda loogu wareejiyay Dowladda Soomaaliya.

Dhanka kale Munaasabadii qalabkaasi lagu kala wareeayay ayaa waxaa ka hadlay Wasiirka ganacsiga ahna  oo isagu dhaweeyay dadaalka beesha Caalamka iyo dowladda Maraykanka ay ku bixinayaan Soomaaliya, isagoo uga mahad celiyay Dowladda Maraykanka deeqdaasi ay soo gaarsiiyeen.


Jubbaland News, Kismaayo.


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

112 WAR CUSUB:Xageed ku ogayd Sakariye Ismaaciil Sarkaalkii Al-Shabaab ka xarooday……
- Jan 30, 2015
Sakariye Ismaaciil oo kamid ahaa Saraakiisha Ciidamada Maleeshiyaadka Al-Shabaab isla markaan laga qabtay gobolka ...
89574521 Daawo Labo Wiil oo Soomaalida Mareykanka ah,isla markaan Canad u tagay Arin layaab leh…….
- Jan 30, 2015
Walba wiil oo Soomaali ah isla markana ka tirsan Boolisk dalka Maraykanka ayaa socodaal ...
333853687387 Daawo Shariif Xasan oo Muqdisho Dib uga laabtay sheegayna in Shacabkja Koonfur Galbeed……
- Jan 29, 2015
Shariif saxan ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo oo waaydan uu kagaga maqanaa ...
axmed Kismaayo Ma’uuliyiinta IGAD,oo Qandaraas Siiyey Xubno Qurbo-Joog ah iyo Muran arintaa ka dhashay…….
- Jan 29, 2015
Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaa maalmahan ku sugan Xubno Mas'uuliyiinta IGAD ay ...
shacab1 DHEGEYSO:ASKARI AMISOM oo Xabsiga la dhigaya Maxay tahay sababtu……
- Jan 29, 2015
Mid kamid ah Darwalada Ciidamada AMISOM ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii baabuurka uu ...
CIMG2241 DEG DEG AH:Mid kamid ah Salaadiinta Jubbaland ugu awood badan oo Gaashaanka ku dhuftay Go’aanka Axmed Madoobe………
- Jan 29, 2015
Wararka caawa aan ka helay Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
untitledlo DHEGEYSO:Baarlamaanka oo Shir cusub ogolaaday kaas oo Hanti dhawrka guud ee dalku doonayey…..
- Jan 29, 2015
Waxaa maanta dhacay ansixinta Hindise sharciyeed Barlamaanka Soomaaliya horyaalay mudo kaas oo ansixinta hindisana ...
Barlaman-5 WAR CUSUB:Muxuu salka ku hayaa Baaqa Xildhibaanadu u direen Ra’iisulwasaare CCC Sharmake……
- Jan 29, 2015
Qaar kamid ah Xubnahan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shir ku qabtay Magaalada Muqdisho,waxayna Xildhibaanadu ...
j4 DHEGEYSO Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo Xaqiijiyey in Dagaal Culus dhacay+Dhimasho iyo Dhaawac…….
- Jan 29, 2015
Saraakiisha Maamulka Jubbaland ee ku sugan tuulada Buulo-guduud,ayaa ka hadalay dagaalka ka dhacay deegaanada ...
j1 DEG DEG AH:Madaxwayne Axmed Madoobe oo sheegay in Maanta uu gaadhayo Qaar kamid ah……
- Jan 29, 2015
Wararka aan ka helay Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa tilmaamaya in Madaxwaynaha ...