Shirkadaha Daalo & Jubba oo lagu eedeenayo cadaadiska Turkish Airline la saaray

Howlwadeenadda Turkish Airways ayaa ka ashtakooday Shirkadaha Diyaaradaha Daallo Airlines iyo Jubba Airways oo ay ku eedeeyeen inay ka shaqeeynayaan sidii duulimaadyada Turkish Airlines ee Muqdisho loo fashilin lahaa.

“Waxaa naga go’an inaan duulimaadyadeena Muqdisho sii wadno,laakiin nasiib daradu waxay tahay in Shirkadaha Daallo iyo Jubba oo dantooda ganacsi fiirsanayo carqaladeeynayaan duulimaadyadeena taas oo sababtay in duulimaadkeenii ugu dambeeyay nagala celiyo garoonka Muqdisho” ayuu yiri Masuul ka tirsan hoowlwadeenada Turkish Airlines oo codsaday inaan magaciisa la xusin.

Masuulka oo ka niyad xumaa habka uu Maareeyaha Garoonka Muqdisho ula dhaqmay wuxuu yiri”Ashtakadeena waxaan u gudbinay Dowladda Somalia maxaa yeelay anaga kama degeeyno jihada Afisyooni ee waxaan ka degeeynaa jihadda Xalane,waxaana idiin la soo xiriiray inaad Shacabka Soomaaliyeed naga gaarsiisaan xaqiiqada jirta iyo in Shirkadaha gaboowgaa ee Jubba iyo Daallo lacag laaluusha siiyeen Maareeyaha Garoonka Muqdisho”

Shirkadaha Jubba Airways iyo Daallo Airlines oo duulimaadyadooda Somalia u isticmaalo diyaaradaha duqoobay ee Ruushka ayaa doonaya inay fashiliyaan duulimaadyada Turkish Airlines oo qiimaha ahaan ka jaban,diyaarad ahaana ka wanaagsan.
Jubba Airways waxay safarkii ugu dambeeyay ku dhacday Garoonka Galkacyo taas oo ka marqaatiya halista lagala kulmi karo raacisteeda.


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

images Dhagayso Khudbadii madaxwayanaha ee Baladwayne uu ka jeediyey.
- Oct 23, 2014
Madaxwayanah Soomaaliya safarkiisii gobolad dhexe  iyo gobolka Hiiraan  waxaan idiin haynaa  Khudbadii uu madaxwaynuhu ...
GEN.-Fartaag1 Dag Dag:Madaxwayne Ku-xigeenka Jubbaland oo Golaha Wasiirada Jubbaland Shir dag dag ah isugu yeedhay iyo Saxaafada oo…………
- Oct 23, 2014
Madaxwayne Ku-xigeenka Jubbaland ahna Ku sii simaha Xilka Madaxwaynaaha  Gen.Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag ayaa Shir ...
images Xog Hoose:Madaxwayne Xassan Sh oo Safar dag dag ah oogu baxay Gobolada Dhexe Maxay tahay Sababatu?
- Oct 23, 2014
Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa safar dag dag ah oogu baxay gobolada ...
20140903_113835 Dhagayso Aw-Libaax Mamulka Jubbaland Ma waafaqsanin Xasuuq baana Kismaayo ka dhacay.
- Oct 23, 2014
Maxamed Yusuf Aw-Libaax oo kamida h Siyaasiyiintii dhidibada u taagay Maamulka Jubbaland  kana duduay ...
34 Dag Dag Dhagayso War-murtiyeedkii Shirkii Beesh Sade ee Garbahaaray.
- Oct 23, 2014
Shirwaynihii Beesha Sade ooga socoday magaalada Garbahaaraya ayaa maanta l soo gabgabeeyey waxaan shirkaas ...
cali-Khaliif-galaydh Beeni Raad malah:Madaxwayne Cali Khaliif oo ku sugan Madasha Shirka Adis abab.
- Oct 23, 2014
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ayaa saaka warbaahinta Soomaalida qaar kamid ah waxay baahiyeen in Madaxwaynaha ...
download War Dag dag ah Shir Beeleedkii Garbahaaray oo maanta Soo Gabgaboobay iyo War ka soo bixi doona Goordha.
- Oct 23, 2014
Waxaa magaalada Garbahaaray lagu soo gabgabeyey Shirbeeleedkii Halkaas ka socoday waxaana Shirkan ka soo ...
DSC01467-300x225 Xog Hoose:Maxay tahay Sababta Madaxwayanaha Maamulka Jubbaland uu Mudo Isbuuc kabadan u Joogo Tuulada Raaskambooni.
- Oct 23, 2014
Madaxwayanaha Maamulka Jubbaland Sh Axmed Maxamed Islaam ayaa jooga Magaalada Raaskambooni mudo ka badan ...
ss War Dag dag ah Ciidamadii Jubbooyinka oo u ruqaansaday deegaano Cusub oo ku yaala dhanka………………………
- Oct 23, 2014
Wararka aan ka helayno Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada Jubbaland ay u ruqaansadeen ...
download (1) Maxaa ka jira in Madaxwaynaha Khaatumo Laga masaafuriyey Adis abab.
- Oct 23, 2014
Madaxwaynaha Maamulka Khaato Dr Cabdi Khaliif Galeyr ayaa ku sugan magaalda Adis abab man ...