Waydii Su’aasha aad rabto Madaxwaynaha Azaania Prof Gaandi Xaflada Sanadguurada
Sid a aad la wada socotaan bisha nagu soo fool leh ee June 9 2012 waxaa ka dhici doontaa Magaalada Minneapolis shirwaynihii koobaad ee markii la asaasay dowlad goboleedka azaaniya . Hadaba waxaa jirta in dad aad u fara badan oo dunida dacaladeeda ku nool rabana inay ka qaybgalaan xafladaas hase ahaatee aysan u suuroobi karin inay yimaadaan . Hadaba anagoo kaashanayna aqoonyahano iyo aaladaha social networkiga ayaa waxaa bulshawaynta azaaniya u sheegaynaa inaan u balanqaadi doono in shirkaas ay ka daawan doonaan live azaania.org . inta u usocdo waxaan kale oon diyaarin doonaa qad telefon aad ka dhaqaysataan qudbadaha marka ay socdaan
sidoo kale waxaan u balanqaadaynaa bulshawaynta azaaniya in waxii su’aal ah oo ay qabaan ay kusoo gubdin karaan ciwaanada hoos ku qoran hadaba hadii aad qabto suaal nooc walba oo la xiriirta Azaaniya ama shaki kaaga jir oo aad rabto in laguu faahfaahiyo waxaad nasiib u heli doontaa inaad suaashaas toos u waydiiso madaxwaynaha azaaniya Prof Mohamed abdi gaandi , Madaxwaynaha ayaa suaalahaas oo dhan kaga jawaabi doona
Shuruudaha suaalsha
1 - VIA Email
Qofka suaasha waydinaya waa inuu yahay qof qaan gaar ah
magaciiisa oo sadexan
email sax aan oo aan kula xiriirno si aan ugu sheegno in suaashiisu noqon doonto suaalaha laga jawaabayo
Suaasha waa inay la xiriirto Azaaniya
emailka lagu soo dirayo waa
Via youtube
Noo soo dir video aad suaashaada ku warsanaysid emailkan
hadii suaashaada nasiib u yeelato waxaa laga daari doonaa hoolka xaflada
magacaaga oo sadexan iyo meeshaad joogto
email sax oo aan kala soo xiriirno si aan kugu sheegno in videoga aad no soo dirtay iyo suaashaada uu noqday kuwa la waydiinayo Madaxwaynaha
Suaashaaad qabto ku qor boga facebook ee Madaxwaynaha azaania oo ah
http://www.facebook.com/pages/Professor-Mohamed-Abdi-Gandhi/192940868327
suaashaada ku qor boga madaxwaynaha ee twitter waxaa laga jawaabi doonaa maalinta xaflada
boga waa kan