Amisom oo la cid la’ dagaalanta Afgooyana kaabiga u saaran

Waxaa maalintiisii saddexaad galay howgalka ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan duleedka Degmada Afgooye, waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada saakay ay kaabiga ku haayaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidamada oo sii wata howgalkooda ayaa la sheegay in ku sii siqayaan  degmada Afgooye halkaasoo la tilmaamay inay isaga baxeen ciidamada Al-shabaab.

Wararka ayaa tilmaamaya inaanay jirin wax iska caabin ah o o ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kala kulmeyn xoogagga Al-shabaab ee dagaalka kala soo horjeeday kuwaasoo la sheegay inay isaga baxeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose.

Wararka ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab xiligii ay ka baxayeen degmada Afgooye ay ooda ka qaadeen maxaabiis ku xirneyd xabsiga degmadaasi.

Saraakiisha ciidamada dowlada KMG ah ayaa wacad ku mary inaysan joojineyn dagaalka ilaa ay ka xureeyaan gobolka shabeelaha hoose kaasoo ay gacxanta ku heyso xarakada Al-shabaab.



E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

unnamed Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud Kala Saar ‘Geedi Socodka Nabada Iyo Saaxiibadaa Damul-Jadiid’
- Oct 26, 2014
DalJoog iyo QurboJoogba waxay isla markii la doortey Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud walaac ka ...
DSC01467-300x225 Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubbaland Aadan Koojaar oo ciidamada Kenya ku wargaliyey in duqaynta Cirku……….
- Oct 26, 2014
(jubbalandnnews.com) Taliyaha Ciidamada Jubbaland Aadan Koojaar ayaa Ciidamada Kenya ee qayebta ka ah AMISON ...
3862579260_ceb6317132_b-660x495 Deegaanka Qooqaani oo Diyaarado ay garaaceen Siqdii dhexe ee Xalay iyo ………
- Oct 26, 2014
Deegaanka Qooqaani ee  gobolka J/Hoose  oo kamid ah deeganada ay kooxda Al-Shabab fadhiisimaha ka ...
BreakingNews Dag Dag Ra’isulwasaare Cabdiwali oo ka jawaabay War-Saxaafadeedkii Madaxwaynaha Soomaaliya.
- Oct 25, 2014
Ra'isulwasaraha Soomaaliya ayaa ka jawaabay War-saxaafadeedkii uu soo saaray caawa madaxwaynaha Soomaaliya waxaan qoraalka ...
u8 Daawo:Muuqaalka Shir wadatashi ah oo ka dhacay Xaafada Islii.
- Oct 25, 2014
Xaafada Islii waxaa maanta ka dhacay Shir ay isugu yimaadeen maamulka Xaafadda iyo kan ...
1919628_10205396112888155_909975723732544379_n Xasan Sh Maxamuud oo gaashaanka ku dhuftay Isku shaandhayntii war-saxaafadeedna ka soo saaray Caawa.
- Oct 25, 2014
WAR KA SO BAXAY XARUNTA  MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDRAALKA SOOMAALIYEED: Sida aad ka warqabtaan waxaan mar ...
untitled Top video:Daawo Muuqaalkii aan wada Sugaynay iyo Cabdiwali Gaas iyo Cabdikarin Kaar.
- Oct 25, 2014
Warysigan oo ad loo wada sugayey ayaa lagu warsaday Ra'isulwasaaraha Dawlada goboleedka Puntland oo ...
faarax_madoobe_heshiis Maqaal:Sidee Looga arkay Jubbaland Xilka qaadida Faraax Cabdiqaadir Wasiirkii Cadaalada iyo Dastuurka?
- Oct 25, 2014
Marka laga hadalayo Wasaarada Cadaalada iyo Dastuurka dalka waa wasaarada muhiimada wayn ku fadhida ...
kaliil Dhagayso Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Wax kama jiraan ku tilmaamay Shirkii Garbaharay.
- Oct 25, 2014
Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa markii oogu horaysaya ka hadalay Shirkii dagmada Garbahaaray wuxuuna sheegay ...
mkkkkk Daawo:Sawirada Markab Ku xidhay Dekada Kismaayo oo Wada qalab muhiim u ah Dekada…….
- Oct 25, 2014
(Jubbalandnews.com) Waxaa maanta Dekada Kismaayo ku xidhay Markad laga leeyahay dalalka Imraadka Carabta Markabkan ...