Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo J/Hoose & Afmadoow oo ka bixi karta gacanta Shabaabka waqti walba

Dhaqdhaqaaq ciidan oo aan caadi aheeyn ayaa laga soo sheegayaa aagga hore ee ay ku sugan yihiin ciidamada dowlad goboleedka Azaaniya iyo kuwa Kenya ee gobalka J/Hoose. Xiriir aan la sameeynay saraakiisha ciidamada qaarkood ayaa noo xaqiijiyay in la galay diyaar garoow kii ugu sareeyay waqti walbana loo dhaqaaqi karo dhinaca degmada Afmadoow oo ay ku sugan yihiin Shabaab aan cago adag ku taagneeyn.

Ciidamadan oo marar badan hor u socodkoodu dib u dhac ku yimid ayeey markani u muuqataa in aanay ka warwareegi karin iyadoo Shabaabkii ka soo cararay Shabeelada Hoose ku soo ururayaan deegaano Jubbada Hoose ka mid tahay.

Dhinaca kale warar dib in laga xaqiijiyo u baahan ayaa sheegay in ciidamo Sierra Leone si qarsoodi ah uga soo dageen deegaano xuduuda ah lana filayo in ay ka soo hoowl galaan gobalka Gedo. Imaatinka ciidamada Sierra Leone ayaa qeeyb ka ah hor u socodka ciidamada Kenya.

Jubbalandnews.com


Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Gaalkacyo says:

    ALLOW SAHAL AMUURAHA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  2. qooqani says:

    WAA IN LA DHAQAAJIYAA OO LAGA XOREEYO JUBOOYINKA OO DHAN TUUGADAN KU QARAABEYSA DIINTA WAA SOO JABEN WAA IN LA DHAMAASTIRO.


Comments are closed.

ss Daawo Dawlada Kenya oo go’aan adag ka gaadhay ladagaalanka Daroogada.
- Sep 28, 2014
Dalka Kenya iyo wadamada dariska la ah dalka Kenya ayaa waxaa faro badan ku ...
aa Gudoomiyaha Gobolka J/Hoose Cabdirashiid Gooni oo Hogaamnaya Mid kamid ah shirarka dib u heshiisiinta.
- Sep 28, 2014
Waxaa maanta shir kuyeshay xarunta caymiska Maagalada Kismaayo ee uu kasocdo shirka dib u ...
medium_2AJG0GLV Tvgii Dawlada Goboleedka Puntland oo hawad ka maqan maalintii labaad cilada farsamo awgeed.
- Sep 28, 2014
wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimada Dowladda Puntland ayaa sheegaya in Maalintii labaad ...
DSC_0079 Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo safari ku bixinaya Magaalooyinka Garbahaaray iyo Garowo.
- Sep 28, 2014
Warar aan ka helay Xafiiska Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in Ra’isulwasaare Cabdiwali uu safari ...
sfdsfds Daawo:Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud oo dib oogu laabtay dalka arimo badan ka hadlay
- Sep 28, 2014
Madaxwayanah dalka Soomaaliya oo dib oogu soo laabtay dalka Soomaaliya ayaa ka hadalay arimo ...
ssds Daawo:Xafladii Soo dhawaynta Maxamed Cabdi Afay ee dalka Maraykanka.
- Sep 27, 2014
Habeenimadii xalay waxaa magaalada Minsoto ka dhacay xaflada aad u balaadhan oo boqolaal dadwaynaha ...
nj,m 30 sano kadib gobolka Gedo oo Colaad sokeeyo laga abaabulayo iyo Kooxda Qaylo dhaan oo udurbaantumaya.
- Sep 27, 2014
Gobol Gedo oo kamid ahaa gobolada dalka ee ay saamaynta wayn ku yeesheen dagaaladii ...
aa Xukuumada Soomaaliya war-saxaafadeed ka soo saartay arimaha Gobolada Mudug.
- Sep 27, 2014
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo baaq ka soo saaray xaalada Murugsan ee gobolada Mudug iyadoo lagu ...
dfd Daawo: Ambassador Maxamed Cabdi Afay ee cariga Maraykanka lagu soo dhaweeyey
- Sep 27, 2014
Magaalada Minsoto ee cariga maraykanka waxaa siwayn loogu soo dhaweeyey Ambassador Maxamed Cabdi Afay ...
untitled Daawo Shabaabka Baraawe oo ku xukumay Dil gabdh Guursatay afar nin.
- Sep 27, 2014
Shabaabka magaalada ayaa ku xukumay gabdha reer Baraawe ah taas oo qirtay danbiyada lagu ...