Doorashada Ururka Guud ee Ardeeyda Soomaaliyeed ee Suudaan oo Maanta Khartoum ka Dhacday

Khartoum – JLN: Doorashada Golaha Fulinta iyo Sharcidajinta ee Ururka Guud ee Ardeeyda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan, ayaa maanta ka dhacday magaalada Khartoum ee xarunta dalka Suudaan, waxaana lagu qabtay Daarta Shirarka Caalamiga ah ee Ribaad Alwaddani.

Kummanaan ah taageerayaasha murashaxiinta u lollamayey xilka guddoomiyaha Ururka ayaa madasha codbixinta buuxdhaafiyey; waxaana goobta codeynta gaafwareegayey ciidamada Booliska Suudaan oo sugayey amaanka goobta; ayadoo codbixiyayaashuna loo siideynayey raac-raac si ay u doortaan murashixiintooda.

Inkastoo ay doorashadi maanta u dhacday si wanaagsan, haddanna waxaa la dareemayey sida ay qabyaaladda u habcisay guud ahaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaanna aqoonyahannada Suudaan ku dhaqan ee jaamacadaha ka dhigta, waxaana laysku dooranayey qaab ollog la ah halbeegga 4.5 ee dalka Soomaaliya lagu maamulo.

Natiijada doorashada ayaa lagu wadaa in 48 saacadood ee inagu soo socda gudahooda lagu dhawaaqo kaddibna waxaa dhici doonta xaflad xilwareejin ah oo dhax mari doonta Maamulki xilka horay u hayey iyo kan cusub.

Jubbalandnews.com

 

 


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

HKHJKHJ TOP Vidoe”DAAWO Axmed Cabdisalaam oo kamid ah Safiirada Nidaamka qabiilka lagu xulay oo ka argagaxay.
- Oct 31, 2014
Axmed Cabdi salaam  oo kamid ah safiirada lagu xul hab beeleedka ayaa ka araggaxay ...
Screen-Shot-2014-09-03-at-22.04.10-620x330 War Dag Dag ah Madaxwayanah Maamulka Jubbaland oo Kulan Xasaasi ah kula jir…..
- Oct 31, 2014
Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sh Axmed Maxamed Islaam oo maalintii Shalay gaadhay magaalada Naiorbi ayaa ...
34 DHAGAYSO” Deegaanka Goobwayn iyo Ciidamada kusugan iyo Dadka oo Uqaybsan laba Qaybood TOP NEWS
- Oct 31, 2014
Deegaanka goob wayn oo kamid ah Tuulooyinka qadiimiga ah oo dadka kunool ay uqayb ...
news DHAGAYSO: Warbixintii Ugu danbaysay Dagmada Badhaadhe+Xalaada Nololeed oo Lag Dayrin hayo
- Oct 31, 2014
Dagmada badhaadhe ayaa laga dayri hayaa xaaladeeda nololeed waxaana waraysi xiisa badan aan idiin ...
aa TOP VIDEO:Daawo Wiil Yar oo Soomaaliland Ka nixiyey Shacabka Khaatumona Faraxd Galiyey.
- Oct 31, 2014
Wiil Yar oo ka soo jeeda Gobol Sool ayaa tiriyey Gabay tix dhaanto ahan ...
breaking-news War Dag Dag ah Meydka Taliyihii Booliska oo Naiorbi loo qaaday Garoonka Aadan Cadan na laga dhoofiyey.
- Oct 31, 2014
AUN Meydhkii Taliayah Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen Maxamed Sheikh Xasan Cismaaciil ayaa Goor dhaw Meydkiisa ...
ghg Xogo raadin dheer kadib Sababaha uu dib oogu dhacay Hawlgalka Ciidamada Jubbaland oo la Ogaaday.
- Oct 31, 2014
Horaantiin Bishan Oct ayey Ciidamada dawlada Goboleedka Jubbaland waxay ka baxeen aaga hore ee ...
DDSGDSGDGDSGD Daawo”Jubbaland oo aan ka qayeb galin Shirkii Caalamiga ahaa magacan lagu qurxinayo Ina ay Joogto.
- Oct 31, 2014
Shirkii Caalamiga ahaa ee ka dhacay Imraadka carabta oo ayna ka qayb galay maamulka ...
unnamed Qaar kamid shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada
- Oct 31, 2014
Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, ayaa aqoon ...
DSCN7161 “Kismaayo Xog hoose” Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga oo ku Goodiyey in uu iscazilaya TOP NEWS.
- Oct 31, 2014
Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Col:Maxamed Faarax Warsame "Darwiish" ayaa maalintii shalay wax uu ...