Dhageeyso Sh. Daahir: Dadka deegaanka dowladnimo ayeey u dareereeyn
Wargeeyska Jubbalandnews.com waxaa u suurta gashay in ay wareeysi xiiso badan la yeelato Sh Daahir Sh C/llaahi oo ka mid ahaa Raaskambooni hase ahaatee isaga iyo ciidamadiisuba ku biireeyn ciidamada dowlad goboleedka Azaaniya. Sh Daahir ayaa wareeysiga kaga waramaya xaalada deegaanada Azaaniya iyo sida shacabka Jubbooyinka ugu diyaarka yihiin in aanay mar danbe dib deegaanka ugu noqon foowdadii iyo kala daadsananaantii deegaanka soo martay.
shiekh Daahir waa halayay Absame oo daacad u ah Diintiisa iyo Dalkiisa iyo Dadkiisaba wuxuu
mudanyahay salaan sharaf iyo in la qadariyo
VIVA SHEEKH DAAHIR VIVA AZANIA VIVA BEESHA ABSAME INTA MIDNIMADA SBSAME JECEL
WAA QAQABLE. QOF KASTABA WUXUU SHEEGANAYAA MASUUL……………….
Nin yahoow sheekh meesjha majiree TOLKA HAKALA JABINAYA ABSAME ; DHULKA AAD SINAYAASAAN YAM YAM IYO QADAAD WAYEEN KA DAYAA