Dagaal aan sidaa u buurneeyn oo agagaarka Badhaadhe ka dhacay

Wararka aan ka helnay sarakiisha ciidamada Azaaniya ee J/Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal an sidaa u cusleeyn soo qaadeen Shabaabka hase ahaatee aayan wax guul ah ka gaarin. Dagaalka oo koobnaa ayeey saraakiishu sheegeeyn in ay ka hortageen khasaaruhuna uusan sidaa u weeyneeyn. Saraakiisha ayaa sheegay in Shabaab ka carareeyn shan meeyd ah oo ay saaka aaseeyn halka qasaaraha ciidanka huwanta uu yahay hal askari oo dhaawac fudud soo gaaray.

Dhinaca kale ciidamada Kenya ee Amisom ayaa ku hoowlan is badal ciidanka ah iyadoo kuwii horey Soomaaliya uga dagaalamayay lagu badali doono kuwa hor leh iyo saraakiil cusub. Midan ayaa la filayaa in ay keento in ciidamada is wata markani aanay joogsan ilaa laga soo xirayo xuduuda dowlad goboleedka Azaaniya ee labada Jubba iyo Gedo.

Jubbalandnews.com


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Bilisaa says:

    Azaania barfisor waxbartay Yaa hogaaminaya shacab iskudirsadayna. Waytagersanyihin


Comments are closed.

coll-Darwiish “KismaayoXog hoose “Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga oo ku Goodiyey in uu iscazilaya TOP NEWS.
- Oct 31, 2014
Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Col:Maxamed Faarax Warsame "Darwiish" ayaa maalintii shalay wax uu ...
1781 (1) Ciidamada Maamulka Jubbaland oo xeelada dagaal u baneeyey Saldhiyo ay Horay u joogeen dhanka Buuloguduud.
- Oct 31, 2014
Ciidamada Maamulka dawlada Goboleedka Jubbaland ayaa baneeyeye saldhiga ay horay u daganaayeen saldhigan oo ...
IMG_DEFE62-50E3A6-FA33A0-D93034-63111E-584088 Kismaayo oo lagu qabqabtay Raga haybtoodu noqotay Al-Shabaab iyo Guro Hub laga soo saaray.
- Oct 31, 2014
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay fiidnimadii baadhitaan ay sameeyeen ...
Taliyaha_ciidanka_Booliska Dareen cadho leh oo ka dhashay Geeridii Taliyaha Booliska Kadib Irbada lagu duray Taliyaha.
- Oct 31, 2014
Taliayah Ciidanka Booliska dalka Soomaaliya oo malintii shalay ahayd ku geeriyooday magaalada Muqdisho ayaa ...
Jen-Gas-gas War Dag Dag ah Ra’isulwasaraha oo Magacaabay Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya.
- Oct 30, 2014
Kadib markii uu galbta Si kadis ah u geeriyooday Taliyihii Booliska Soomaaliya General Maxamed ...
DSC02573-300x225 “Kismaayo”Xaalado Cusub oo ka soo kordhay iyo Madaxwayane Axmed Madoobe oo Nairobi ka dagay
- Oct 30, 2014
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka anbabaxay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Sh Axmed Maxamed Islaam wuxuuna ...
IMG_7946 War Dag Dag Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil.
- Oct 30, 2014
General Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil. oo ahaa Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ku ...
2589 DHAGAYSO” Mid kamid ah Saraakiisha kusugan Jiida hore ee Buula Guduud iyo Xaaladii Ugu danbaysay TOP NEWS
- Oct 30, 2014
Mid kamid ah taliyaasha ciidanka Jubbaland oo kusugan Saldhiga buula Guduud ayaa kawarbixiyay xaalada ...
kis DHAGAYSO” Dr Axmed Sadiiq oo kawarbixiyay Dhibtaatada Kajirta Ispitalka Guud ee Magaalada Kismaayo NEWS
- Oct 30, 2014
Dr oo kamid ah maamulka Ispitalka kismaayo ayaa kawar bixiyay xaalada ispitalka guud ee ...
' Daawo Barnaamjikii laga Sameeyey Soomaaliya oo inta badan Khuseeya Jubbaland.
- Oct 30, 2014
Barnaamijkan oo Tvga Caalamiga ah ee Al-Jazeera uu sii dayey ayaa lagu sameeyey magaalooyinka ...