Shirka Igad Azaaniya oo soo afjarmaya iyo qodaba la filayo in ay ka soo baxaan

Shirkii ka socday duleedka Nairobi oo looga arinsanayay arrimaha Azaaniya ayaa gor dhow ku soo gaba gaboobay magaalada Nairobi.
Shirkaas oo runti ahaa shir lagu soo afjarayay meelishiyooyinka degaanka Azaaniya ayaa waxa kasoo baxay qodobo ilaa dhow iyo toban ah oo hada ay socoto saxiixooda. Iyadoo saxiixayaasha heshiiiskan oo ku jiro Madaxwaynaha Azaaniya ay hada shir kula jiraan IGAD iyo Raisul Wasaaraha Soomaaliya.

Waxyaabaha kasoo baxay ayaa waxaa ka mid ah in ururada Raskanbooni Ahlu Suna iyo dowlada Azaaniya ay sameeyaan gudi min laba qof ah soo xaliya waxyaabaha ay ku kala gadisan yihiin si loo dhameystiro guuritaanka maamulka Azaaniya looguna soo daro maamulka Azaaniya dhinacyada shirka loogu yeeray.

Gudiga ayaa shir isugu iman doonaa bisha July 9keeda. IGAD iyo Qaramada midoobay oo shirkaa joogay ayaa digniin culus u diray maleeshiyooyinkaas haday u hogaansami waayaan nuqulka ka soo baxa shirkan

Warmuirtiyeedkii shirkaas oo qoran filo iyo sawiradiisi goor dhow.

Jubbalandnews.com

xili_2 TOP NEWS:Xildhibaanada oo Digniin Culus u diray Xasan iyo Ra’iisulwasaare CCC Sharmake….
- Jan 26, 2015
Xildhibaanada Badbaado Qaran ayaa maanta kulan Xasaasi ah kulahaa Mid kamid ah hotelada Magaalada ...
yoi Daawo Muuqaal aan horay loo arag oo cusub Boqor Cabdalla oo loo sheegay Geerida…..
- Jan 26, 2015
Muuqaalkan oo ah mid aan horay loo shaacinin ayaa muujinaya Boqorka dalka Sucuudiga oo ...
odeyaasha-dhaqanka-jubbaland WAR CUSUB:Kismaayo oo uu muran Adag ka taaganyahay kadib Markii Axmed Madoobe Liiska Xildhibaanada……
- Jan 26, 2015
Wararka aan Caawa Magaalada Kismaayo ka helay ayaa sheegaya in xaalada Magaaladu ay cirka ...
somalia-010815 TOP NEWS:Maxaa kala qabsaday Cabdi Cali Raage iyo Wakaalada Foxnews oo soo bandhigtay Warbixin xasaasi ah…..
- Jan 26, 2015
Wakaalada Foxnews ayaa soo bandhigtay Qoraal dheer oo ay kagag hadalyso xaalada Culus ee ...
HEES TOP VIDEO:Muuqaal Dad badan layaabeen oo ka soo Muuqaday Tvga “Daawo”
- Jan 26, 2015
Mid kamid ah Muuqaalada uu Caawa baahiyey TVga Hncable aya noqoday mid dad badan ...
LOIU Daawo:Axmed Madoobe oo Qurba Joogta Jubbaland u sheegay arin Cusub Kadib markii “TOP VIDEO”
- Jan 26, 2015
Madaxwayne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay qaar kamid ah qurbaha Joogta Jubbaland,ayaa u ...
wasa DHEGEYSO:Xasan Sh Maxamuud oo banaanka Soo dhigay Walaaca uu ka qabo Xukumada cusub CCC Sharmake….
- Jan 26, 2015
Madaxwaynaha Soomaaliya xasan Sh Maxamuud ayaa maanta warbixin dheer siiyey Shacabka Soomaaliyeed,isagoo Baarlamaanka Soomaaliya ...
xili_2 DEG DEG AH War Murtiyed ay Soo saareen Xildhibaanada Badbaado Qaran+Kulan Xasaasi ah oo ay yeesheen….
- Jan 26, 2015
Kulan Xasaasi ah oo Xildhibaanada Badbaado Qaran iyo Xildhibaanada Toosinta Talada Qaran ayaa ka ...
you VIDEO:Daawo Shirka ay Saxaafada u wada qabteen Madaxwayne Xasan iyo Madaxwayne Erdogan……..
- Jan 25, 2015
Markii maanta uu soo dhamaaday socdaalkii Madaxwaynaha dalka Turkiga ayaa waxaa shir saxaafada ku ...
k VIDEO:Daawo Riwaayada Cusub oo Lagu Sameeyey Magaalada Jigjiga+Sheeko qosal badan….
- Jan 25, 2015
Riwaayadiisteyaasha Jawaan iyo Sooraan oo Magaalada Jigjiga Socdaal ku tagay ayaa Maalmahan soo saaray ...