Arrimaha Azaaniya/Jubbooyinka oo gudi loo saaray

ShirkaNairobi shalay ku soo gaba-gabooyay  ayaa ahaa shirkii oogu horeeyey ee noociisa oo kale aha ee ay yeeshan mas’uuliyinta dawlad goboleedka Azaaniya iyo kooxaha ka soo horjeeda.

Hadaba Xarunta KBC Center ee duleedka magaaalada Nairobi waxaa maalmaha ka socoday shir ay isugu yimaadeen  Xubnha dawlada Goboleedka Azaaniya, Kaambooni,Harti Group iyo Ehlu-sunaha Gedo.  Shirkan oo maalintii sadexaad shalay galay ayaa waxaa ka soo baxay warmurtiyeed ay soo wada saareen xubnaha iyo mas’uuliyiinta IGAD ee dhax dhaxaadinta ka waday xarunta uu shirku ka socoday.

War-murtiyeed si wada jir ah ay dawaladaha IGAD iyo Ergooyinkii shirku u soo wada saareen ayaa lagu sheegay in si wada jira ah loola dagaalamo ururka Al-shabaab ee deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo.

In la joogiyo cadaayadaha dhanka saxaafada aha ee ay fidiyaan kooxaha deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo

In bisha sideedaaad ka hor lagu heshiis rasmi aha laga gaaro arrinta Deegaanada Jubbaland iyo  Gedo

In dhamaan kooxanaha ay ku qancaan wixii ka soo baxa wadda hadalada ergooyinkan iyo dawladaha Igad ee shirarka danbe.

Waxay ergooyinka Shirki xusheen sided xubnood oo ah gudiga farsamo kuwaas oo shir dag dag ah yeelan doona
Gabo gabadii shirka ayey ergooyinku qalinka ku wada duugeen heshiis dhinacayo badan taabanaya .
Shirkii IGAD ee dib u heshiisiinta Jubbooyinka iyo Gedo oo maanta soo xidhmay.
Xarunta KBC Center ee duleedka magaaalada Nairobi waxaa maalmaha  kasocoday waxaa maalmhana ka socoday shir ay isugu yideen  Xubnha dawlada Goboleedka Azaaniya,Kaambooni,Harti Group iyo Ehlu-sun shirkan oo maalintii sadexaad galay ayaa waxaa ka soo baxay warmurtiyeed ay soo wada saareen xubnaha iyo mas’uuliyiinta IGAD ee dhax dhaxaadinta ka waday xarunta uu shirku ka socoday.

War-murtiyeed si wada jir aha ay dawaladah IGAD iyo Ergooyinkii shirku u soo wada saareen ayaa lagu sheegay in si wada jira ah loola dagaalamo ururka Al-shabaab ee deegaanada Jubbooyinka iyo Gedo.
In la joogiyo cadaayadaha dhanka saxaafada aha ee ay fidiyaan kooxaha deegaanada Jubbooyinka iyo gedo
In bisha sideeda ka hor lagu heshiis rasmi aha laga gaadho arrinta Deegaanada J.iyo Gedo
In dhamaan kooxanaha ay ku qancaan wixii ka soo baxa wadda hadalada ergooyinkan iyo dawladaha Igad ee shirarka danbe.
Waxay ergooyinka Shirki xusheen sided xubnood oo aha gudiga farsamo kuwaas oo shir dag dag aha yeelan doona

Gabo gabadii shirka ayey ergooyinku qalinka ku wada duugeen heshiis dhinacayo badan taabanaya .

Nuqulka shirka waan soo gudbin doonaa.

E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Dr. Kulbiyow says:

    Azania guul, waxaan maqli jiray wanku ilaa lagiwroco cirka ma arko, Ahmed Madoobe tolkaa laheshii baa laga waayay hadana wuxuu uyeertay Harti, Mareexaan, Allhlusune, TFG bal wuxuu kufaaiido hala arko.


Comments are closed.

download Kulan Maanta dhexmaray Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Col:Barre Hiiraale oo Natiijo la’aan ku dhamaaday.
- Oct 20, 2014
Madaxwaynaha Soomaaliya xassan Sh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku marti qaaday Col:Barre Hiiraale  kulanka ...
201410206354940653595006922 Shidaalka Soomaaliya oo lagaga hadlay Shir ka dhacay Magaalada LONDON.iyo Madax Afrikan ah oo Joogtay Shirka.
- Oct 20, 2014
Waxaa maanta ka dhacay Magaalada London ee cariga Ingriiska Shir ay isugu yimaaden Shirkado ...
65 (1) Barlamaanka dalka oo maanta Furmay iyo gudiyada qaar oo warbixino laga dhagaysanayo.
- Oct 20, 2014
Baarlaamka Soomaaliya ayaan dib u bilaabay doodihii iyo dhagaysigii gudiyada baarlamaanka kuwaas oo mudoba ...
d8b5d988d8b1d8a9-d988d8b2d8b9d8aad987d8a7-d8a7d984d8a8d8add8b1d98ad8a9-d8a7d984d981d8b1d986d8b3d98ad8a9-d8aad8b9d988d8af-d984d984d8b9 War Dag dag Dekada Magaalada Baraawe Markabkii ugu horeeyey oo Dhuxul doon ah oo saaka Ku xirtay halkaas.
- Oct 20, 2014
Magaalada Baraawe waxaa taala Milaayiin Kiish oo Dhuxul kuwaas oo ay lahaayeen Xarakada Al-Shabaab ...
45 Saraakiish Ciidamada Jubbaland ee ku sugan Raaskamboni oo Madaxwayne Axmed ka codsaday in Musharka Ciidamada loo dadajiyo.
- Oct 20, 2014
Saraakiisha Maamulka Jubbaland ee ku sugan magaalada Raaskambooni oo ay kalamo wada lahaayeen madaxwaynaha ...
download Hub laga helay Guriga Yaasiin Nuur Gaas(Indha Raadeer) ee Magaalada Kismaayo
- Oct 20, 2014
Ciidamada Amaanka Magaalada Kismaayo oo habeenimadii xalay magaalada Kismaayo ka sameeyey baadhitaan lagu xaqiijninaya ...
sh-casoowe Gudi uu Magacaabay Madaxwaynah Maamulka Jubba oo Muran badan dhaliyey Maxay tahay shaqada Gudiga.
- Oct 20, 2014
Gudigan oo ka kooban 3 xubnood waxaa  gudoomiye u ah  Sh.Maxamed Casoowe oo ahaan ...
diyaaradaha-Kenya Duqayn Caawa Loo gaystay Kudhaa oo dad Shacab ah wax ku noqodeen iyo Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka baqooshay goobtaas.
- Oct 19, 2014
Jazeerada kudhaa oo kamid ah deegaanada ay Al-Shababa ku taamayaan in ay saldhiga yadooda ...
81 Deegaanka Raaskambooni iyo Madaxwayne Axmed Maxaa kala qabsaday.
- Oct 19, 2014
Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo jooga maalmahan magaalada Raaskambooni ayey dadka deegaankaas ...
ghggh Hawl galkii Buuloguud Khasaaro intee dhan ayaa soo gaadhay Ciidamada Jubbaland.
- Oct 19, 2014
Weerarkii ay Ciidamada Jubbooyinku ku qaadeen Al-Shabaab horaantii Bishan Oct waxaa ka dhashay in ...