Shirka Igad: Azaaniya waa dowlad goboleed mucaaradkeeda la heshiineeysa

Ilo wareedyor xog ogaal ah oo ku sgnaa shirka Igad ee arrimaha Azaaniya ee shalay la soo gaba-gabeeyay oo aan ka xog wareeysanay sida wax u dhacayeeyn in shirka lagu guda jiray  ayaa warkii ku soo koobay (Adeer Azaaniya waa dowlad goboleed mucaaradkeeda la xaajooneeysa). Sida uu kol hore ku dhawaaqay Madaxweynaha dowlad goboleedka Azaaniya Prof Gaandi isagoo sheegay in arrimaha xalinta khilaafaadka Azaaniya gaarsiiyeen heer Igad ayaa dhacday in Igad qabato shir lagu heshiisiinayo Azaaniya iyo ururada ka soo horjeeda.

Inkastoo weli nuqulka war saxaafedeedka shirka aan loo qeeybin warbaahinta waxeey ilahani noo sheegaan in muhiimadii ugu weeyneeyd ee shirka laga lahaa laga gaaray. Taas oo aheeyd in jabhadahani la ogoleeysiiyay in ay ka gudbaan nidaanka jabhadeeysiga waxna la qeeybsadaan dowlad goboleedka Azaaniya oo hab deegaan ku dhisan. Awood qeeybiga iyo waxyaabaha kale ee suurto galka ah ee arrimahani ku saabsan. Faahfaahin dheeraada barnaamijyadeena danbe kala socda.

Halkan ka daawo Madaxweyne Gaandi oo horey u sharaxay habka lagu xalinayo khilaafka u dhaxeeya dowlad goboleedka Azaaniya iyo labada urur Raaskambooni iyo ahlu-Sunaha Gedo.

[youtube]http://www.youtube.com/watch?v=P362KViFKJY[/youtube]

Jubbalandnews.com

kutladaha_12 WAR CUSUB:Muqdisho oo ay hadheeyeen Shirar gooni gooni ah+Xildhibaanada oo go’aan adag qaatay…………
- Jan 30, 2015
Golaha Wasiirada cusub ee Ra'iisulwasaare CCC Sharmake uu soo magacaabay ayaa noqoday kuwa muran ...
112 WAR CUSUB:Xageed ku ogayd Sakariye Ismaaciil Sarkaalkii Al-Shabaab ka xarooday……
- Jan 30, 2015
Sakariye Ismaaciil oo kamid ahaa Saraakiisha Ciidamada Maleeshiyaadka Al-Shabaab isla markaan laga qabtay gobolka ...
89574521 Daawo Labo Wiil oo Soomaalida Mareykanka ah,isla markaan Canad u tagay Arin layaab leh…….
- Jan 30, 2015
Walba wiil oo Soomaali ah isla markana ka tirsan Boolisk dalka Maraykanka ayaa socodaal ...
333853687387 Daawo Shariif Xasan oo Muqdisho Dib uga laabtay sheegayna in Shacabkja Koonfur Galbeed……
- Jan 29, 2015
Shariif saxan ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo oo waaydan uu kagaga maqanaa ...
axmed Kismaayo Ma’uuliyiinta IGAD,oo Qandaraas Siiyey Xubno Qurbo-Joog ah iyo Muran arintaa ka dhashay…….
- Jan 29, 2015
Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaa maalmahan ku sugan Xubno Mas'uuliyiinta IGAD ay ...
shacab1 DHEGEYSO:ASKARI AMISOM oo Xabsiga la dhigaya Maxay tahay sababtu……
- Jan 29, 2015
Mid kamid ah Darwalada Ciidamada AMISOM ayaa Xabsiga loo taxaabay kadib markii baabuurka uu ...
CIMG2241 DEG DEG AH:Mid kamid ah Salaadiinta Jubbaland ugu awood badan oo Gaashaanka ku dhuftay Go’aanka Axmed Madoobe………
- Jan 29, 2015
Wararka caawa aan ka helay Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
untitledlo DHEGEYSO:Baarlamaanka oo Shir cusub ogolaaday kaas oo Hanti dhawrka guud ee dalku doonayey…..
- Jan 29, 2015
Waxaa maanta dhacay ansixinta Hindise sharciyeed Barlamaanka Soomaaliya horyaalay mudo kaas oo ansixinta hindisana ...
Barlaman-5 WAR CUSUB:Muxuu salka ku hayaa Baaqa Xildhibaanadu u direen Ra’iisulwasaare CCC Sharmake……
- Jan 29, 2015
Qaar kamid ah Xubnahan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shir ku qabtay Magaalada Muqdisho,waxayna Xildhibaanadu ...
j4 DHEGEYSO Saraakiisha Maamulka Jubbaland oo Xaqiijiyey in Dagaal Culus dhacay+Dhimasho iyo Dhaawac…….
- Jan 29, 2015
Saraakiisha Maamulka Jubbaland ee ku sugan tuulada Buulo-guduud,ayaa ka hadalay dagaalka ka dhacay deegaanada ...