Ma dhabaa in Aw-Libaax yiri Azaaniya waa la kala diray

Warsidayaasha looga bartay cadawtinimada shacabka Jubbooyinka ayaa qoray hadal lagu sheegay in uu yiri ninkan Awlibaax lagu naaneeso oo ka mid ahaa kooxihii loogu yeeray in ay saxiixaan heshiiskii Igad Nairobi ku qabatay in Azaaniya la kala diray isagoo xusay in Azaaniya tahay kooxaha ugu tunka weeyn ee waqtigan saameeyta leh.

Xiriir aan la sameeynay Nairobi oo ah meesha la sheegay in ninkani hadalkani ka jeediyay ayaanan ilaa iyo hada helin cid xaqiijisay in uu hadalkaasi yiri. Sida ku cad warqada saxiixa heshiiska kuma aanay jirin qodob sheegaya in Azaaniya la kala diray arrintana sideedaba uusan xaq u laheeyn in uu ka hadlo. Dad xog agaal ah ayaa sheegaya in hadalkani is ka qorteen kuwa gacanta ku haya websidyadaa oo asal ahaanba cadaw ku ah danaha Absame ee Soomaaliya. Aw-libaax ayaa ka soo jeeda magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galguduud heeyb qabiil darteedna Gedo magaca Ahlu-Suna kujooga. Ahlu-Sunaha Aw-libaax ayaa sanooyin badan ka mid ah qeeybaha dhibka ku wada Soomaaliya iyagoon wax xal ah marnaba laga sugeeyn maadaama Sunada ay sheegayaan aanay ka dhab aheeyn oo dano qabiil lagu hoos wato.

Jubbalandnews.com

Nairobi

jlandnews@gmail.com


Jubbaland News, Kismaayo.


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. korjooge says:

    HESHIISIINTA DAWLAD-GOBOLEEDKA AZAANIYA IYO KOOXAHA KALE EE DANAHU KA DHEXEYAAN SIDA rAASKAMBONIYIINYA, HARTI-GROUP, EHLUSUNNA IYO IWM , WAA SIDA
    HESHIISIINTA DFKM SOOMAALIYA IYO MAAMULKA SOMALILAND. lABADUBANA WAXAA
    DHEX-DHEXAADINAYA BULSHADA CAALAMKA QAYBO KA MID AH. WAANA TALLAABO FIICAN OO INTA KA HORRAYSA BISHA OGOST 2012, WAX ISKU SII DUWID AH. GUUL KA WEYN TAN WELI LAMA SAMAYN EE HA HIRGASHO, HA ADKAATO, HANA WAARTO ! shushow bax !!

  2. Cabdi Cali says:

    Raaskambooni iyo Azaaniya waa in ay gacmaha is qabsadaan xurgufta u dhaxeeysa ayeey kuwa damaca waalani ku jira is leeyihiin ka faa’ideeysta.

    Waa in siyaasiyiinta Absame jawaab cad siisaay kuwa deegaanka u dhalan ee maalin walba ka hadla. Labada Jubba maamul ha loo sameeyo Gedo iyo dhibkeeda ha la is ka daayo maxaan ugu wanaag sameeneeynaa kuwa xumaanta har iyo habeen u taagan.

  3. Ibrahim. Hassan says:

    Awli baax waa aad nasiib badan tahay ragii ku jaawabi laha ma joog an goobta adigoo boon mareexaan ah in aad jubooyinka iyo gedo ka hadasho huule Ali jamac.

  4. sayid maxamed says:

    Aw Dawaco doqonsanaa sababta aan Dawco ugu bixiyay waxay tahay waa kii la yidhi Dawaco meeshaay macal ku baratay ayay macaluul ugu bakhtidaa Mareexaan sideedii sano ee ay
    Kismaayo haysteen ayay isa siiyeen wayna samri la yihiin marka ama Aw Maroodi sheego dheh ama
    Aw Dhurwaa Kismaayo dadkii lahaa ayaa u tashaday. (waxaadan lahayn walaalkayow laguma
    waynaado waxaad waayo maashaba nin leh baa weel isugu gaysta)


Comments are closed.

baajuuni DHAGEYSO:Maamulka Jubbaland oo ka hadalay Arimo Cusub iyo Warfaafinta Jubbaland oo Sheegtay……..
- Dec 21, 2014
Wasaaradda Warfaafinta Dawlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadashay arimo ay kamid yihiin hadalkii Madaxwaynaha ...
239989181_60d40aa29e DHAGEYSO Tilmaanta la siiyey Magaalada Kismaayo iyo Boosaaso iyo Laga dhigay Magaalo “TOP NEWS”
- Dec 21, 2014
Magaalada Boosaaso iyo magaalada Minsoto ayaa iska kaashaday Mashruuc lagu mataanaynayao Magaalooyinka Boosaaso iyo ...
Mudane-Jawaari DHAGEYSO :Gudoomiye Jawaari oo Al-Shabaab la hadalaya Muxuuse u Sheegay…..
- Dec 21, 2014
Gudoomiayah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Fariin u diray Dagaalyahanada Al-Shabaab Waana markii ugu horaysaya ee ...
Madaxda2 DHAGEYSO:Ismaaciil Cumar Geel oo Dhabarka ka Jabiyey Dadaaalkii Dalka Turkigu wadeen…….
- Dec 21, 2014
Ismaaciil Cumar Geel oo lagu yaqaano in uu Qaranimada Soomaaliya u dhigo Shirqoole Siyaasadeed ...
image9 DEG DEG AH:Prof Maxamed Cabdi Gaandhi iyo Xubno Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho Gaadhay Goordhaw ………
- Dec 21, 2014
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa gaadhay xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo ...
IMG_6494 Maxaad ka ogtahay Shirkii Dhexmaray Xasan Sh iyo Axmed Madoobe iyo Balanqaadkii Xasan oo Cidhiidhi ku jira…….
- Dec 21, 2014
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa booqashadii Kismaayo marka laga soo tago sagootinta Ciidanka ...
780-480-0 Al-Shabaab oo Halis Galiyey Nolosha in kabadan 50 ruux oo Kenyan ah …….
- Dec 21, 2014
Dadka Gobolka W/Bari Kenya iyo guud ahaan Kenya waxaa dareen xanuun badan ku reebtay ...
fsfsf TOP VIDEO:Daawo Muuqaalka Maanta iyo kismaayo Hanmiga Shacabka Jubbaland……
- Dec 20, 2014
Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland waxaa maanta gaadhay Gudoomiyaha Gobolka J/Hoose Cabdirashiid Gooni ...
seeraar TOP NEWS:Cabdinaasir Seeraar oo jawaab kulul Ka bixiyey Hadalkii Barre Hiiraale iyo hadal loo hoos galiyey”DHAGEYSO”
- Dec 20, 2014
Cabdinaasir Seeraar Maax oo ah Afhayeenka Maamulka Jubbaland ayaa Jawaab kulul ka bixiyey Warbixin ...
News_live_logo_ DHAGEYSO:Ra’isulwasaare Cumar Maxaa Maanta Horyaala In uu Wajaho…..
- Dec 20, 2014
Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmke ayaa waxaa horyaala arimo badan oo ay xakamayn ...