Degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo oo dhaqdhaqaad ciidan laga dareemayo

Degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo maanta waxaa ka jirta xaalad ka bedelan tii hore, waxaana laga dareemaayaa cabsi dagaal kadib markii ay dhankooda u dhaqaaqeen Ciidamada Azaaniya ee Dowladda iyo kuwa taageeraaya.

Ciidamada huwanta ayaa oo u kala socda dhowr aag ayaa u kala dhaqaaqay degmooyinka Buurdhuubo iyo Baardheere oo ay shabaabku ka maamulaan gobolka Gedo.

Ciidamada ayaa qaarkood waxay ka baxeen degmada Qansax Dheere waxayna qaadeen waddada jid cadaha ah ee isku xirta Qansax Dheere iyo Baardheere.

Sidoo kale Ciidamada ayaa ka dhaqaaqay degmada Garbahaarey iyo deegaanka Fax Faxdhuun oo ay horay ugu sugnaayeen Ciidmaada huwanta.

Saraakiil u hadashay Ciidamada Dowladda ayaa inoo sheegay in ay saacadaha soo socda la wareegi doonaan degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo sida ay hadalka u dhigeen.

Dhanka kale dagaalyahanada Al Shabaab ayaa bilaabay dhaq dhaqaaqyo Ciidan waxayna dadka deegaanadaasi ugu baaqeen in ay ka qayb qaataan dagaalada laga cabsi qabo in ay qarxaan.

Warar hoose aan ka helayno saraakiisha Ciidamada Dowladda ayaa waxay sheegeen in qorshaha ugu weyn uu yahay sidii loo dhamaystiri lahaa hawlgalka gobolada Gedo iyo labada Jubbo ilaa laga gaaro magaalada Kismaayo.

Si kastaba xaaladda degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ayaa ka bedelan sidii hore, waxaana kajirta maanta jawi cabsiyeed.


E-mail kan nagala soo xiriir : jlandnews@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

yu_2 DEG DEG Akhri R/W C/weli oo Caawa soo saaray war ka kooban 9 qodob, weerarayna Xasan Sh (Sawirro)
- Nov 24, 2014
War-murtiyeed RW. Cabdiweli: “Mooshinkaan sharci darrada ah wuxuu caqabad ku noqday geeddi socodka hiigsiga 2016” Muqdisho, ...
NOV_23_2014 XOG HOOSE:Maxaa kala qabsaday Genal Gabre iyo Ra”isulwasaaraha Soomaaliya……
- Nov 24, 2014
Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sh Axmed ayaa waxaa maalintii shalay Xafiiskiisa ugu tagay Genaral Gabre ...
jhhjkj TOP VIDEO:Dib u daawo Muuqaalka Shalay iyo Go’aankii Shalay Xildhibaanada oo Guulaysatay…..
- Nov 24, 2014
Xildhibaanada Taageersan Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sh Axmed ayaa maalintii shalay Go'aan ku gaadhay in ...
LKJLK DAAWO Muuqaalka maanta BF iyo Dhibaatada Soo gaadhay Jawaari…….
- Nov 24, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa maanta ku dhacay arin layaab leh kadib markii buuq ...
top-news DEG DEG Qoraalkii Jawaari oo soo baxay Ra’isulwasaare Cabdiwali oo ka Guulaysatay Xassan Sh Maxamuud……….
- Nov 24, 2014

qaalib DHAGEYSO:Maxamuud Qaalib oo ka hadalay Duqayntii dadka Lagu Laayey ee Jubbada Hoose…..
- Nov 24, 2014
Maxamuud Qaalib oo kamid ah Taliyeyaasha Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in duqaymihii deegaanada ...
Mudane-Jawaari DEG DEG AH:Gudoomiye Jawaari oo soo saaray Qoraal sheegay in ……
- Nov 24, 2014
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa soo saaray Qoraal uu ku qeexayo wax ...
a-350x300 DHAGEYSO Isfaham waa Kala Haysta Maamulka Iyo Shacabka Kismaayo “Shacabkan lagu eedeeyey Al-Shabaab”……..
- Nov 24, 2014
Taliyaha Cidanka Booliska ayaa sheegay in ay Ogaadeen in ay jiraan dad qariya Al-Shabaab ...
goobaale TOP NEWS:DHAGEYSO Baraawe oo Ceebtii ugu waynayd ka dhacday iyo Saraakiisha Dawlada oo…..
- Nov 24, 2014
Magaalada Baraawe waxaa maanta lagu qabtay Doon ay saaraayeen kumanaan Kiisha oo Dhuxul ah ...
Untitled TOP VIDEO:Daawo Filim ay Soomaali Sameeyeen oo noqoday Filim aan…….
- Nov 24, 2014
Filimka oo ay sameeyeen Soomaali ayaa ah Filim laga matalay sida dadku u kala ...